Ahmed A. G. Ayatin official

Ahmed A. G. Ayatin official Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ahmed A. G. Ayatin official, Business consultant, Mogadishu.

Waxaan ahay Ahmed Abdi gutale, waxaan halkaan kusoo bandhigi doonaa arimaha ganacsiga, siyaasada, sharciga, iyo caafimadka, iyo Sidoo kale arrimaha bulshada, waxaan rajeeynayaa inaan madashaan ku kala faaiideysan doonno.

Madaxweynaha qudbadiisa rajo fiican ayay dalka gelisay waxaana ugu muhiimsan 17 September heshiiskii ahaay in lagu laabt...
01/05/2021

Madaxweynaha qudbadiisa rajo fiican ayay dalka gelisay waxaana ugu muhiimsan 17 September heshiiskii ahaay in lagu laabto lkn waxaan jeclahy in uu kusiidaro xiliga labilaabaayo howsha. Waana kumahadsanyahy tanaasulka uu sameeyay madaxweynuhu.

28/04/2021

Waxaan aad usoodhoweynayaaa wadalada nabadeed, xabad joojinta, isusoodhowaashaha Madaxda dalka waxan kaloo ugamahadcelinyaaa dowladu sida ay ugu taasushy shacabka sababtoo ah hadii ay dagaal lagelilaheed mucaaradka shacabku wey dhamaan lahaayeeen. Guud ahaan waxaan rajo fiican karajeynayaaa ugana baaqayaa barlamaanka somalia in ay shacabka uturaan. Oo ay ukeenaan go,aan kudhisan xal nabadeed.

30/10/2020

Gudomiyaha xisbiga Han iyo Hanaan Qaran C/llahi A. Gutale ayaaa kahadlay dooeashooyinka

12/10/2020

Musharax xilibaan c/laahi Abdi Gutale ayaa ahna gudomiyaha xisbiga Han iyo hanan qaran ayaa sidiiran loogu sodhoweeyay dhuusamareeb ee galmudug

30/07/2020

Caawa waa 9ka carafa beri oo khamiis ah 30/07/2020 waxaa lagaa cafinaa 1 sano oo lasodhafay iyo 1 sano oo aan lagaarin dambiyadooda fadliga ilaahey

28/06/2020

Weli adigoo dad badan heestaa lagayaabo in 3000 gaarayaan masugtay 1 qof in uu online sonoqdo

03/06/2020

Waa iska caadi in aad qof uxiisto adigoo cidlo ama kalinimo kujiro, lkn hadii aad qof uxiisto adigoo mashquul ama baashaal kujira qofkaas waad jeceshahay.

29/05/2020

Madaxweyne Farmajo hab dhaqameedkiisa uu uga duwanyahy Madaxdii kale ee dalka somarty:-
1. Mararka qaar waxa uu adeegsadaa awood waa meesha ay mucaaradku kadheheen kitaatore sababtoo ah Markiii uuu lakulmo xaalad adag ama uu mucaaradka uu kadereemo dhaq dhaqaaq adag kasoo uu u arko in uu xilkiisu qatar kujiro waxa uu isticmaalaaa awood. Waana marka ugu haboon oo la isticmaalo awooda waayo doqonto xal kale kaamaceliyo.
2. Mararka qaar waa siyaasi waaa markiii xaaladu ay degantahy oo dalku uu kujiro xaalad degan. Waaa marka uu kujeesjeeso mucaaradka Waxa uuna ubixiyay magaca (siyaasiyiinta xanaaqsan) ee mayiraahdo mucaaradka, Markiii uu nooqodbeynaayo hadii aanahy dhalinyarada, waxaaa kamuuqatada madaxweynaha farxad waxaadna isleedahy mucaarad malahan madax weynuhu anagunu waan lafaraxnaaa xiligaas.
3. Mararka qaar waaa oda dhaqameed sababtoo ah maahan shaqsi islaweyn waxa uuna talatda kadhegeestaa culumada, oda dhaqmeedyada, iyo wax garadka, hadane waxa uu talada kadhegeestaaa aqoonyahanada, siyaasiyiinta, dhalinyarada, ugu danbeyna lataliyaashiisa qaaskaaa kadibna waxa uu qaataa go,aanka ugu hoboon waxaana kasoobaxa go,aan sifudud loogu degdegin. Waxaadna kagaran kartaa siyaadada arimaha dibada Hab dhaqanka caalamka. Waa mid qeyb ka ah siyaasada wanagsan ee M. Farmajo.
4. Waaa Nabadoon mararka qaar waxaad arkeysaa asagoo adeegsanaaya habka nabadoonimada wax badana kuxalinaayo tusaale maamulgoboleedyada markii ay kuxad gudbaan qaranimada waa uu iskaceliyaa markey walaacaan waa isuyeeraaa waxa uuna ulatacaamulaaa qaab nabadoonimo asigoo kuqanciya in ladhowro qaranimada dalka dhinaca kalane karaaligeliya hadiii ay wax tabanaayaan maadaama uu Nabadoon yahy.
5. Mararka qaar waa madax weyne waa markiii uu caalamka latacaamulaayo sida Hab maamuusyada dhigiisa ee caalamka
Waana madax weynaha keliya ee Somalia ee qofkasto ee dowlada xilkahaaya shaqdiisa umadax baneeyay. Allah waxaan kareynayaaa
In uu markale noosoo laabto Amiin amiin Amiin.

29/05/2020

Waxaan aad uga xumahay dhibaayadaas loo geesty Shacabka kudhaqan gololey. Lkn dadku waxaa fiican in ay wax hubsadaan oo ay san cidna eedayn inta laga hubsanaayo ficilkaan ciida sameeyay. Waxaan umaleynayaa in Shacabka iyo dowlada leesku diraayo oo cadow ay ka faideysanayaan.

27/05/2020

Madaxda hada hogaamisa Dalka oo ah farmajo iyo kherre 5 soo socota waxaan Aaminsanahy in ay dalka siii hogaami doonaan. Sabab too ah markaad eegto musharaxiinta latartami doono ee hada ii muuqda 90% waa kuwo dambiilayaal ah iyo kuwo aan laheyn aan laheyn awood sifo hogaamiyeed oo muujineysa in dalka lagu Amini karo. Taasi fursad ayay usiineysaa in ay sii joogaan madaxda hada jirta inshi Allah Lkn waa figradeyda ciddna umajeedo.

26/05/2020
26/05/2020

Allah waxaan kabaryaaa ciidan ciideeda kale in nagu gaariiyo caafimaad, Barwaaqo, xasiloni, nabadgelo iyo hormar kan kawanaagsan. Amin

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed A. G. Ayatin official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ahmed A. G. Ayatin official:

Share