Moge Petroleum Company

Moge Petroleum Company fuel and gas

27/06/2023

“Waxaan macaamiisha shirkadda # Moge Petroleum Company , maamulka, hawl-wadeenada iyo dhammaan ummada muslimiinta ah ugu hambalyaynaynaa farxadda munaasibadda Ciidal Adxa.
Waxaan u rajaynaynaa in ciiddan ciideeda aynu ku gaadhno cimri dherer, caafimaad qab iyo cibaado suuban.
Waxaan ilaahay ka baryaynaa inuu dhammaanteen inaga aqbalo acmaashii saalixa ahayd ee aynu soo gudanay maalmihii barakaysnaa ee bisha Dul-xaj”.


petroleum company.

27/06/2023

Hambalyo, hambalyo, dhamaan umadda soomaaliyeed waxaan ugu habalyeynayaa ciidul mubaarak, alle haynaga aqbalo.

18/06/2023
18/06/2023
16/06/2023

Easily find affordable rates and make your dreams come true

16/06/2023

The company has heavily invested in the sourcing, transportation, storage, distribution, and marketing of diesel fuel, automotive gasoline, jet fuel and Liquefied Petroleum Gas (LPG), for industrial and automotive systems.

This, complemented by our use of cutting-edge technology, positions us as an indigenous oil market leader in East Africa.

Moge petroleum company Ka iibso shidaal.
16/06/2023

Moge petroleum company
Ka iibso shidaal.

16/06/2023

Moge Petroleum company, si dhib yar ku hel shidaal Jaban,oo ka dhabee riyadaada.

shirkadda moge petroleum company, waxay umada soomaaliyeed ugu hambalyaynaysaa ciidul fidriga alle naga aqbalo camalka w...
20/04/2023

shirkadda moge petroleum company, waxay umada soomaaliyeed ugu hambalyaynaysaa ciidul fidriga alle naga aqbalo camalka wanaagsan.masha allaah

22/03/2023

Shirkadda moge petroleum waxay ugu bishaaraynaysa umada soomaaliyeed bisha barakaysan ee Ramadan, alle hana aqbalo.

Address

Mogadishu

Telephone

+252617965454

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Moge Petroleum Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Moge Petroleum Company:

Share