Ixsaan financial Markets

Ixsaan financial Markets Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ixsaan financial Markets, Currency exchange, Mogadishu.

29-5-2025 tradet.me/ixsaanfm
29/05/2025

29-5-2025 trade

t.me/ixsaanfm

Check out Ixsaan Financial Markets’s post.

03/02/2025
Maxaa kanaqaanaa Support and ResistanceSupport and Resistance waa qiimaha suuqu uu kanoqdo sababteeduna tahay in hada ka...
09/11/2024

Maxaa kanaqaanaa Support and Resistance
Support and Resistance waa qiimaha suuqu uu kanoqdo sababteeduna tahay in hada kahor uu qiimahaas mar gaaray kadibna uu dhaafi waayay,
Sutaale: hal dollar hadi lagu sarifaayo shilin soomaali waa 26 kun oo shilin, hadii saameen dhaqaale imaato oo halka doolar tago 28 kun oo shilin hadana saameenti dhaqaale meesha kabaxdo ee uu sarifka soo raqiiiso waxaa qasab eh inuu ku hakado 26 kun shilin oo ah meel u hada kahor mudo kuhakisnaay,
qiimahaas 26da kun waa Support halka qiimaha 28 kun uu yahay resistance taasoo rajo laga qabo hadoo mar kale sarifka qaaliyoobo in hadana 28 kun uu ku hakan doono mar kale

postiga xiga waxaan ooga hadli doonnaa sida fursad looga helo support iyo resistance

Maxaa kataqaana US30 (dow jones)US30 waa isugeen saamiyada 30 shirkadood oo ah shirkadaha wax soosaarka mareekanka,Isuge...
19/10/2024

Maxaa kataqaana US30 (dow jones)
US30 waa isugeen saamiyada 30 shirkadood oo ah shirkadaha wax soosaarka mareekanka,

Isugeenta saamiyada noocaan ah waxaa financial markets looga yaqaanaa indices,

Qiimaha US30 ee mareeso oo aad usareeyo owgeed waxa aay sameesaa isbadal qiimeed kabadan midka ee sameeyaay US100(NASDAQ) iyo S&P 500 oo ayagana ah indiceska loogu trade badanyahay dunida.

Waxa ay maalinti ugu yaraan sameesaa isbadal dhaqaaq $300 mararka qaar wee gaarta $1000.

Si aad US30 u qiyaasto jihadeeda waxaa mid mid loo eegaa shirkadaha stockes-kooda la iskugu geeyay ee 30ka ah gaar ahaan kuwa loo yaqaano Movers.
Movers waa stockes-ka katirsan indices ee ugu dhaqaaqa badan xiligaas lajoogo,
30ka shirkadood lifaaqa ka eeg

Wadata Ugu Fudud ee aad kubaran karto Suuqa Forex walibo Si LACAG LA'AAN ah waa adigoo booqda websiteka layiraahdo   BAB...
12/10/2024

Wadata Ugu Fudud ee aad kubaran karto Suuqa Forex walibo Si LACAG LA'AAN ah waa adigoo booqda websiteka layiraahdo BABYPIPS.COM
1- waa Free
2- waxaa lagu diyaariyay koorsada luqad aad ufudud
3- si maskax dagan ayaad ubaraneeysaa oo mentor kuu faana malakulmeesid(akadeemiyayasha soomalida 80% ujeedkodoa waa inee lacag kaaqadan ama hadee free tahayna wexee rabaan inaa siiso aqoonsi in ee midanyihiin in suuqa ayaga loo daba fadhiisto)
4- macluumaad badan oo soomaalida aqoonin ayaad ku arkeesaa
babypips.com waa free

Waa maxay Financial Markets(Suuqyada Maaliyadeed)Financial Markets ama af soomaali suuqyada maaliyaded waa meel ama syst...
08/10/2024

Waa maxay Financial Markets(Suuqyada Maaliyadeed)
Financial Markets ama af soomaali suuqyada maaliyaded waa meel ama system dadka maalgashadayaasha iyo traderska usuurta galiso inee iibiyaan(Buys) ama iibsadaan(Sells) hanti maaliyadeed(financial Instrument)

qofka traderka ah noocyada Financial Markets ee uu trade kusameen karo waxaa kamid ah
1-Stock Market(suuqyada saamiyada) waa saamiyada shirkadaha oo shahaadooyinka saamiyadaas lagu kala gato suuqyada maaliyadeed
Waxa kamid ah Apple, Microsoft, cococola. Nvidia,
2- Forex(sarifka lacaga qalaad) waa isku badalka lacagaha wadamada kala duwan ayadoo faa'iido lagaradinaayo kororka ama hoos udhaca qiimaha lacagta
Waxaa kamid ah(Eur, Usd, JPY)
3- Bonds(deemaha) waa deemo in aad siiso ama deen labixiyay shahaadadeeda aad gadato ayado faa'iido laga raadinaayo A-kororka qiimaha deenta, B-dulsaarka ama ribada dowladi ama shirkadii lasiiyay deenta ee dul saareeyso(FG waa xaaraan Bonds)
4-Futures waa heshiis lagu heshiinayo qiimaha hantida mustaqbalka lahantin doono ee aan hada wali bislaanin
5- Crypto Currency (lacagaha maldahan) waa lacago computerized ah oo aan gacanta lagu qaban karin, dowladahana maamulin oo kamadax banaan bangiyada, taaso loo maal gashto rajo laga qabo in qiimaheeda sara ukac sameeyo
Waxaa kamid ah( Bitcoin, Ethereum, Doge, Pepe)
6- Indices waa isku geen koox Sheerar ah oo sidi hal Stock loo maal gashado ama loo trade gareeyo
Waxaa kamid ah( US30, Nastaq, S&p 500)
7- commodities(badeecadaha) waxa kujiro qiimaha badeecado kala duwan oo aay ugu caansan yihiin Dahabka iyo Shidaalka

Address

Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ixsaan financial Markets posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ixsaan financial Markets:

Share