Skilful Consulting

Skilful Consulting Skilful empowers employees and institutions through training, research, mentorship and organizational consulting for sustainable growth.

07/05/2026

Saaxiiboyaal, waxaan idiin kuugu bishaareyneenaa in ay inoo suurto gashay in aan idiin diyaarinno π™€π™˜π™€π™£π™€π™’π™šπ™©π™§π™žπ™˜π™¨.

Labadii asbuuc ee ugu horreysay, 179 qofood ayaa nagala qeyb qaatay sahankaan. Aad baad u mahadsan tihiin saaxiibbayaal....
06/05/2026

Labadii asbuuc ee ugu horreysay, 179 qofood ayaa nagala qeyb qaatay sahankaan. Aad baad u mahadsan tihiin saaxiibbayaal.

Haddii aadan weli nagala qeyb-qaadan, mar kale ayaan kaa codsaneynaa in aad nagu biiriso xogta aad ka heyso Xildhibaanka kugu matela dowladda Federaalka.

Aragtidaadu waa muhiim, waxayna ka qeyb qaadaneysaa isla-xisaabtan dhab ah. Link-ga foomka ka fiiri comment-ka 1-aad.

Mahadsanid.

05/05/2026

Hal daqiiqo ku baro nooca Cilmibaarista aan hadda ka sameyneeno Baarlamaanka Federaalka ah ee dalka.

26/04/2026

Caawa waxaa si guul ah noogu soo dhamaaday xiisadihii tooska ahaa ee koorsada π’π­πšπ­π’π¬π­π’πœπ¬ 𝐟𝐨𝐫 πƒπšπ­πš π€π§πšπ₯𝐲𝐬𝐒𝐬 - π‘©π’‚π’”π’Šπ’„ 𝑳𝒆𝒗𝒆𝒍.

Hambalyo bahda Skilful.

23/04/2026

Statistics - Live Session - Q&A Sessions

24-saac, waxaa nagala qeyb qaadatay 90 qofood. Haddii aadan weli nagala qeyb-qaadan mar kale ayaan kaa codsaneynaa in aa...
22/04/2026

24-saac, waxaa nagala qeyb qaadatay 90 qofood. Haddii aadan weli nagala qeyb-qaadan mar kale ayaan kaa codsaneynaa in aad nagu biiriso xogta aad ka heyso Xildhibaanka kugu matala Federaalka. Mahadsanid.

𝐒𝐀𝐇𝐀𝐍 πƒπ€πƒπ–π„π˜ππ„: π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’†π’šπ’π’•π’‚ π‘Ύπ’‚π’™π’’π’‚π’ƒπ’‚π’…π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’π’…π’‰π’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’π’π’‚π’…π’‚ π‘­π’†π’…π’†π’“π’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ίπ’π’π’Žπ’‚π’‚π’π’Šπ’šπ’†π’†π’… (𝑴𝒖𝒅𝒅𝒂𝒅𝒂 4 𝑺𝒂𝒏𝒐)Ka eeg link-ga comment 1-aad...
21/04/2026

𝐒𝐀𝐇𝐀𝐍 πƒπ€πƒπ–π„π˜ππ„: π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’†π’šπ’π’•π’‚ π‘Ύπ’‚π’™π’’π’‚π’ƒπ’‚π’…π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’π’…π’‰π’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’π’π’‚π’…π’‚ π‘­π’†π’…π’†π’“π’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ίπ’π’π’Žπ’‚π’‚π’π’Šπ’šπ’†π’†π’… (𝑴𝒖𝒅𝒅𝒂𝒅𝒂 4 𝑺𝒂𝒏𝒐)

Ka eeg link-ga comment 1-aad.

Saaxiib, ka-qaybgalkaaga sahan-kan waa mid muhiim u ah hufnaanta iyo isla-xisaabtanka Qaranka. Foomkan wuxuu ka kooban yahay 12 qaybood oo kooban. Fadlan ka jawaab dhammaan su'aalaha adigoo ku dhiiranaya xaqiiqda aad ogtahay.

𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐒𝐒𝐬: Saaxiibbada horay u qaatay Koorsooyinka π‘πžπ¬πžπšπ«πœπ‘, waxaan ku wargelineynaa in ay bilaabanayaan:πŸŽ₯ Xiisadaheennii...
20/04/2026

𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐒𝐒𝐬: Saaxiibbada horay u qaatay Koorsooyinka π‘πžπ¬πžπšπ«πœπ‘, waxaan ku wargelineynaa in ay bilaabanayaan:

πŸŽ₯ Xiisadaheennii tooska ahaa (ZOOM) ee asbuuc walba

Xiisadahan waxaa loogu talo galay:

In ardaygu helo faham adag oo saldhig u ah cilmi-baarista (research)
In aad si toos ah macalinka uga weydiiso su’aalaha aad qabto
In laguu iftiimiyo fikradaha muhiimka ah, lagana doodo

Sidoo kale, saaxiibbada cusub waa ay nagu soo biiri karaan ka hor 7-ta bisha May.

πŸ‘‰ Ha baran kaliya - dhis aasaaskaaga research-ka adigoo ka faa’iidaysanaya LIVE-kan.

14/04/2026

Shaqaalahaaga oo aad kala taqaanid waxeey kuu sahlee in mid walbo si gaar ah aad ugu abaal-marisid waxa dhiirro-gelin kara!

13/04/2026

π…π«πžπž π“π’πœπ€πžπ­: Haddii boqolkiiba lixdan ay heystaan ticket free ah, maxeey noqon kartaa fursadda lagu xulan karo labo shaqaale oo heysta ticket free ah?

Nothing is personal in the real markat 🌍
06/04/2026

Nothing is personal in the real markat 🌍

Address

Sayyidka, Makkah-al-mukarramah Road
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Skilful Consulting posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Skilful Consulting:

Share