Caisha.hilowle

Caisha.hilowle Lataliye iyo khabiir Social Media & Social Media Marketing
waxaan kaa caawimayaa inaad hormariso gan

Midka sameesaa intaan aa soo sheegne comment nogu reeb?!
08/01/2023

Midka sameesaa intaan aa soo sheegne comment nogu reeb?!

Warnigan aan ku jorno Xirfadu 100% wey ka awood badan tahay Shahaadada Jaamacadda qof walbo waa in uu ku dadaalaa sida u...
02/01/2023

Warnigan aan ku jorno Xirfadu 100% wey ka awood badan tahay Shahaadada Jaamacadda qof walbo waa in uu ku dadaalaa sida uu sanadkan cusub uga fa’iidesan lahaa uu bartaa ugu yaraan 1xirfad

Waa ogahay kulligeen waan jecelnahy in aan lasoco aan fiirfiirsank pagesk waxyaaba qosolka iyo micna darada soo dhigo lk...
29/11/2022

Waa ogahay kulligeen waan jecelnahy in aan lasoco aan fiirfiirsank pagesk waxyaaba qosolka iyo micna darada soo dhigo lkn wax yar ka fikirsii maskaxdaada ee waxaa ii sheegta 1wax aa ka fa’idag intii aa soo fiirsaneese pageskaas?……

Suuqgeynta sideedaba waa hal-abuur hadii aad in uu business kaaga u socdo si ka duwan business yada kale waa inaa la ima...
21/11/2022

Suuqgeynta sideedaba waa hal-abuur hadii aad in uu business kaaga u socdo si ka duwan business yada kale waa inaa la imaadaa fikir iyo hal-abuur ka duwan fikiradi h**e sheekadaan waxaa ila wadaaga mid ka mid ah asxaapta ku xiran pageka

Mar walba aad qorahe u sameeso nolashaada wa marwalba ay kuu fududaato aadna wax badan qabsato so dalbo book qoshe bilee...
06/10/2022

Mar walba aad qorahe u sameeso nolashaada wa marwalba ay kuu fududaato aadna wax badan qabsato so dalbo book qoshe bileed si aad u qorsheeso nolashada.

🎉🎁❤️😎instalove

Adigan hada aqrinaaya maxaa maskaxdaada kuso dhacay o fikrad suqgeyn ah comments nogu so qor waso share gareyn donaa si ...
20/08/2022

Adigan hada aqrinaaya maxaa maskaxdaada kuso dhacay o fikrad suqgeyn ah comments nogu so qor waso share gareyn donaa si aan u ogaan in an wax hindisi karno asxaabtaadana u share gareee

Hadii aad rabto dadka ku xiran in ay ku xasuustaan waa inaa soo uso gudbisaa wax ay fahmi karaan aadna ugu soo gudbisaa ...
10/08/2022

Hadii aad rabto dadka ku xiran in ay ku xasuustaan

waa inaa soo uso gudbisaa wax ay fahmi karaan

aadna ugu soo gudbisaa qaab ay fahmi karaan

sidaas darteed marwalba isku day waxa aad uso gudbineyso inay noqdaan qayb qayb

eysan isku xariirsanaanin si ay u fahmaan

marka aad rabto in aad hormar ka gaarto ganacsigaaga waa in aad qaadataa fikradaha macaamiishaada tan 1aad sababtoo ah w...
08/08/2022

marka aad rabto in aad hormar ka gaarto ganacsigaaga waa in aad qaadataa fikradaha macaamiishaada tan 1aad sababtoo ah waa tiirka uu ku dhisanyahay ganacsigaaga tan 2aad waxa ay wax ka arkayaan meela kala duwan waxaa laga yaabaa in ay ka arkaan meela badan aad adiga ka arkin
Mala wadaagtaa ganacsigaaga macaamiishaada?

Maqaayada KFC waxa ay ku qancisay macaamiisheeda in ay diyaar u tahay wax kasta ey u goyaan xitaa hadi uu yahay magac xu...
08/08/2022

Maqaayada KFC waxa ay ku qancisay macaamiisheeda in ay diyaar u tahay wax kasta ey u goyaan xitaa hadi uu yahay magac xun

Marka aa business leedahay waxaa ka fogaataa in aad la doodo macaamiishaada ama aad danbiga dad kale la raadiso kaliya waxaa u baahantahay in aad qanciso macaamiishaada ✌️

Address

Shibis
Mogadishu
123

Telephone

+252614905989

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caisha.hilowle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Caisha.hilowle:

Share