Bille media

Bille media Allahu akbar

22/05/2023

Waxaan ahay gabar soomaliyeed oo ku nool deegaanka Islii islamarkana dooneysa in lala taliyo.
Waxaan wada socona wiil soomaliyeed kaasi oo horaan iga soo doonay waalidinteyda oo aan uu joogo .
Wiilkani ayaa waxaan ku heshiinay in aan isguursano bishii labaad ee sanadkani laakin maysan dhicin taasi kadib waxaan go'aan ku gaarnay in aan isguursano bishii seddexaad ee Sanadkani taasina maysan dhicin .
Wiilkani wuxuu labo dukaan ku lee yahay deegaanka Islii islamarkana wuu haysta dhaqaale uu igu guursan karo laakin waxaan dareemaya in aysan arrintani daacad ka ahey
Mararka qaarkood waxaan ku fikiraa in aan xiriir kale oo jaceyl ah yeesho laakin waxaan ka cabsanaya inkirta waalidkeyga
Maxaan sameeya ? Fadlan ila taliya

Bille media talaguud  #25/8/2021Waxaan ahay wiil  soomaliyeed oo kunool deegaanka garissa  islamarkaasina  doonaysa in l...
19/05/2023

Bille media talaguud #25/8/2021

Waxaan ahay wiil soomaliyeed oo kunool deegaanka garissa islamarkaasina doonaysa in lala taliyo .

Sanadkani 2021 bishii July ayaan guursaday gabar Soomaliyeed oo hal nin uu soo furay kadib markii ay uu dhashay labo wiil oo hadda da'doodu ay ka yar tahay tobon sano oo ay iyada haysato.

Xaaskeygani ayaa waxay ii sheegtay in ninkaasi ay wada joogeen ku dhawaad saddax sano balse ay markii dambe kala tageen madaam ay cadaadis iyo takoor ay ku haayeen waalidiinta ninkaasi .

Xaaskeygani ayaa sida oo kale sheegtay in ay iyada xooga iskiiga furtay markii ay uu adkeysan waayday dhibaatooyinka waalidiintiisa ay ku hayeen .

Xaaskeygani ayaa hadda uurkii koowaad ayey ii lee dahay laakin dhibaatada jirta ayaa ah in ay weli ay wada sheekeystaan oo ay fariimo isku diraan ninkii h**ey ay kala tageen .

Ninkani ayaa mar kasta waxaan telefoonka xaaskeyga ku arkaa wicitaankiisa uu soo wacay xaaskeyga iyo fariimo codsi ah in ay isku labtaan .

Dhowr jeer oo aan ninkani telefoonka kula hadlay ayaan ku dhahay ''walaal gabadha aniga ayaa qabo ee mar danbe haa soo wici '' wuxuu lee yahay hayey balse weli wuu soo waca halka xasakeygana ay lee dahay ''walaaltinimo iyo wanag ayaa naga dhaxeeyso.

Dhageystow maxaan sameeya ? fadlan ila tali

media #

Ma haysanno calculator aan ku xisaabino qiimaha bani aadanimada!♥️ Gabadh marwo ah ayaa soo gashay dukaan dharka lagu ga...
18/05/2023

Ma haysanno calculator aan ku xisaabino qiimaha bani aadanimada!♥️
Gabadh marwo ah ayaa soo gashay dukaan dharka lagu gado. Intii ay dukaamaysiga ku guda jirtay ayay aragtay nin faqiir ah kaas oo dibadda kasoo daawanaya maryaha dukaanka dhexdiisa yaalla.
Marwadii waxay fahantay in ninkan faqiirka ahi uu u baahan yahay qayb maryaha kamid ah balse uusan lacag haysan. Dibadda ayay u baxday waxayna u yeedhay ninkii si uu gudaha usoo galo waxayna ku marti qaaday inuu soo qaato maryaha uu u baahan yahay.
Ninkii maskiinka ahaa oo misana xishoonaya ayaa lasoo baxay maryo carruureed, wuxuuna isaga oo ilmo farxadeed ka qubanaysa hoos u yidhi "Waad mahadsan tahay, imika caruurtaydu waxay xidhan doonaan maryo qurux badan oo cusub" wuuna iska baxay marwadiina waxay usoo dhaqaaqday dhinaca lacag bixinta si ay u bixiso lacagteeda iyo tii miskiinkaba.
Xisaabiyihii dukaanka oo muuqaalka iyo waxa meesha ka dhacayaba guudka kala socday ayaa gabadhii u dhiibay warqadeedii qaansheegta. Markii ay kala furtay halkii ay qiimaha ka sugaysay ayay ku aragtay qoraalkan.
"Naga raalli noqo, ma haysanno Calculator aan ku xisaabinno qiimaha bani-aadanimada"♥️ media

17/05/2023

mediaTalaguud #17/5/2023
Waxaan ahay hooyo soomaliyeed oo kunool magaalada mombasa islamarkaasina dooneysa in lala taliyo
nin ayaan kalatagnay sagal sanaa kahoor waxana uhaaya laba will oo kala jiraa sedax iyo toban iyo toban sano jiir.ninkani wax daqala ah oo add nasini jiraay malahan. oo caruurteydha aniga aya midka yaar sokorsadhay midka kalena hooyo aya heyso.
wilasheydha aya hada kala ah fasalka todhobad iyo fasalka lixaad ee primariga. hada dibatadha tagan aya ah abihi dhalay caruurta wayoo wuxuu donaya inn wilka weyn uu kawato hooyo oo uu geeyo hoyadhis oo kunool mandera. aniga walidinteydha waxaay kunool yihin nairobi ninkale na magursanin weli.
hooyo aya arintas marki ann uu shegay weey kasohorjesatay waxayna ledhahay wax walbo oo dhaco aniga leygama wadhayo wilkan hadii ayy katagi weyso sii midka ad adhiga heyso wayoo hooyo wilkas keli aya hada heysata.
hooyo aya sidho kale waxay kudodheysa in mandera ay ugu ficneyn danka waxbarashada aniga madonaya in wilasheydha an iil uso jidha.
Waxaan ku sameeya ayaan garan la'yahay
Maxaan sameeya fadlan ila taliya

17/05/2023
  Talaguud  #17/5/2023Waxaan ahay hooyo soomaliyeed oo kunool magaalada mombasa islamarkaasina dooneysa in lala taliyo n...
17/05/2023

Talaguud #17/5/2023
Waxaan ahay hooyo soomaliyeed oo kunool magaalada mombasa islamarkaasina dooneysa in lala taliyo
nin ayaan kalatagnay sagal sanaa kahoor waxana uhaaya laba will oo kala jiraa sedax iyo toban iyo toban sano jiir.ninkani wax daqala ah oo add nasini jiraay malahan. oo caruurteydha aniga aya midka yaar sokorsadhay midka kalena hooyo aya heyso.
wilasheydha aya hada kala ah fasalka todhobad iyo fasalka lixaad ee primariga. hada dibatadha tagan aya ah abihi dhalay caruurta wayoo wuxuu donaya inn wilka weyn uu kawato hooyo oo uu geeyo hoyadhis oo kunool mandera. aniga walidinteydha waxaay kunool yihin nairobi ninkale na magursanin weli.
hooyo aya arintas marki ann uu shegay weey kasohorjesatay waxayna ledhahay wax walbo oo dhaco aniga leygama wadhayo wilkan hadii ayy katagi weyso sii midka ad adhiga heyso wayoo hooyo wilkas keli aya hada heysata.
hooyo aya sidho kale waxay kudodheysa in mandera ay ugu ficneyn danka waxbarashada aniga madonaya in wilasheydha an iil uso jidha.
Waxaan ku sameeya ayaan garan la'yahay
Maxaan sameeya fadlan ila taliya

Tartan dhar la’aan ama qaawanan ayee gabdhihi somaliya joogay biloweyn. waxaana soo kordhaya Xafladaha Arooska ee laga s...
10/05/2023

Tartan dhar la’aan ama qaawanan ayee gabdhihi somaliya joogay biloweyn. waxaana soo kordhaya Xafladaha Arooska ee laga suuliyay Ixtiraamkii Diinta Islaamka iyo dhaqankii Soomaalida.

Kani waa mid ka mid ah Aroosyadii ugu Layaabka Badnaa oo ay Soomaali qabsato waxaana Arooska ka dhex Muuqanaya Gabdho iyaga oo dhar qaba hadana Qaawan kuwaasi oo aad ugu faraxsan Labiska ay wataan.

Fg: waxaan arintan idiin la wadaagnay inaan ku baraarugno dhaqan xumada kusoo kordheyso aroosyadeena, si wada jir ahna aan ku suulino.

Aroosyada noocan ah sidee ayaad u aragtaa maxaase dhici kara hadii la caadeysto dhaqamadan?

City Somali Tv & Radio

1. Wali ma aragtay qof kuu sheekaynaya oo hadana sheekadii uu kaaga sheekaynayay ku qoslaya inta aadan adiga qoslin ka h...
10/05/2023

1. Wali ma aragtay qof kuu sheekaynaya oo hadana sheekadii uu kaaga sheekaynayay ku qoslaya inta aadan adiga qoslin ka hor, dadkaas si fiican maanta u baro waa dadka madaxa adag ama marka ay goaan gaaraan aan kasoo noqon

2. Marka aariyo qof ka fakato, si fiican ugu fiiriso, qofka labaad ee sanka qabsada ayaa ah qofka ay aariyadaas ka fakatay sababto ah kan koowaad ma noqon karo ilaa uu ka xaqiijiyo aariyadii fakatay in dadka sankiisa ay gaartay

3. Marka qadka aad ku jirto kuwa qadka kuugula jira waxay ku dhahayaan xagee ku mashquulsan tahay iyagoo u haysta in dadka kula joogo aad ku mashquulsan tahay, kuwa aad la fadhisana waxay ku leeyiiin xagee ku mashquulsan tahay ayagoo u maleeya in qadka aad ku mashquulsan tahay, dherigii labada dhinac ka gubtay ayaa noqonaysaa

4. Marka Gabar wiil balamiyo waxay soo wadataa gabar iyada ka liidata muuqaal ahaan, dhirir ahaan iyo xataa jir ahaan sababto ah marka laba qof wiilka arko, mida isha ku dhacayso oo wiilka dareenkiisa dhan soo jiidanaysa inay noqoto ayay jeceshahay

5. Hadii aad aragto qof muddo kaa maqnaa oo kuso wacaya ka dibna ku dhahaya waan kuu xiisay ogow qofkaas waa laba mid in suuq xumo hayso oo suuqa kugu shidanaayo iyo in ay qoftiisa ama qofkeeda isku dhaceen oo inta laga heshiinaayo qalbiga lagugu qabowsanaayo

W/Q:Dr Waahin Sabriye

Dr Cabaas Tuuryare

Qumanka Waa qanjirada Ku yaala xaga  dambe Ee cunaha waxaad ay ka hortagaan cudurada soo weerar jirka waa difaaca ugu h*...
07/05/2023

Qumanka

Waa qanjirada Ku yaala xaga dambe Ee cunaha waxaad ay ka hortagaan cudurada soo weerar jirka waa difaaca ugu h**eeya Ee jirka intiisa kale. Marka uu infekshan ama caabuqa helo dalqada waxaaa la yiraahda caabuq ama qumanka .
quman-ka qumanku waxaa ay Ku dhici karaa qofkasta dadka waweyn iyo caruurta lkn waxaa uu badan Ku dhaca ciyaalka Or

QUMANKA (tonsillitis)

Qumanka waa caabuq kudhaca qanjirada afka
Gudihiisa cuddurkaan qayb ahaan waxaa loo qaybiyaa

Labo qaybood oo kala ah mid uu sababo (bacteria) iyo
mid uusababo (virus)

1.Calaamadaha qumanka tonsillitis
√ Xanuun cunaha ah
√ Neefta afka oo aan wanag saneyn
√ Dhuunta oo barara
√ Laqitaanka cuntada oo Ku dhibta
√ Lallabbo ama matag
√ Qoorta oo adkaata
√ Qandho iyo qarqa

Daawada (treatment)
(Adult)
√ Pinicillin 1g 10 xabo 1x2
√ Co- trimoxazole tab 480mg 20xabo 1x2
√ Kuluqluqo biyo diiran oo cusbo leh subaxdii
waqtiga h**e adigoo cunaha gaarsinayo

(children)
Ceftrixone injection 500mg 8xabo 1x2
Co-trimoxazole 200mg 1xabo 1x2

DIGNIIN
√ waan in uu dawada qoraa Dhakhatar baadhey qofka.
Ha qaadan daawooyinka halkan lagu tusaaleeyey.

FG: qaadashada Dawada qumanka ama tonsillitis kala tasho markasta
Doctors- ama goobta caafimaad ka kugu dhow

Calaamadaha qeybta vruska
√ Qanjirada oo gaduudta
√ Qumanka oo barara
√ Lalabbo ama matag.
√ cunto xumo

Haweenaydan oo u dhalatay Kenya ayaa laga helay baran baro nool oo gudaha laabteeda ku jirta sida uu mashiinka X-ray gu ...
02/05/2023

Haweenaydan oo u dhalatay Kenya ayaa laga helay baran baro nool oo gudaha laabteeda ku jirta sida uu mashiinka X-ray gu soo saaray , dhakhtarka ayaa sheegay in arintani aay ku dhacday dumar badan isagoo sababta ku sheegay dumarka oo surwaal la'aan seexanaya .

Fallow me ismail adan

Saddex waa lagu xanuusadaa:✍🏻1) Cuntada badan2) Hurdada badan3) Hadalka badanـــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــ...
15/04/2023

Saddex waa lagu xanuusadaa:✍🏻
1) Cuntada badan
2) Hurdada badan
3) Hadalka badan
ــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــ
Afar jirka uma wanaagsana:
1) Murugada
2) Walwalka
3) Gaajada
4) Soo jeedka habeenkii
ــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــ
Saddex farxad ayey keenaa:
1) Taqwada
2) Daacadnimada
3) Deeqsinimada
ــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــ
Afar arzaaqda ayey badiyaan:
1) Salaatul layl
2) Istiqfaarta oo la badsado xiliga dadka hurdaan
3) Sadaqada
4) Xuska ilaahay
ــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــ
Afar arzaaqda ayey yareeyaan:
1) Aroorti oo la seexdo
2) Salaad yari
3) Caajiska
4) Khiyaamada
Ka faaiidayso. Walaalaha kalena La share garee si ay uga faa iidaystaan. khayr ka ha bakhiilin✍🏻✍🏻✍🏻✍🏻

Sawiro Baydhabo Janaay, Beledkii Cagaarnaa.Bardihii Kuyiil Isha Baydhabood, Intuu gun iyo baar baxay, Caleemuhu balaadhe...
14/04/2023

Sawiro Baydhabo Janaay, Beledkii Cagaarnaa.

Bardihii Kuyiil Isha Baydhabood, Intuu gun iyo baar baxay, Caleemuhu balaadheen Baxarsaaf lamoodyee, (Xasan Aden Samater).

Cawaale Koronto

Address

Baydhabo
Mogadishu
22

Telephone

+252616935095

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bille media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bille media:

Share