Tanaad Printing Press

Call Directions Website

Tanaad Printing Press Xarunta Daabacaadda iyo Faafinta Buugta Ee Tanaad

BANDHIGGA BUUGGA ISBAROWaxaa sharaf iyo farxad weyn noo ah inaan kugu casuunno Bandhigga Buugga โ€œISBAROโ€, oo ah buug xam...
13/10/2026

BANDHIGGA BUUGGA ISBARO

Waxaa sharaf iyo farxad weyn noo ah inaan kugu casuunno Bandhigga Buugga โ€œISBAROโ€, oo ah buug xambaarsan aqoon, wacyigelin iyo fariimo qiimo leh oo ku dhiirrigelinaya qofka inuu naftiisa barto, fahmo, horumariyo.

๐Ÿ—“๏ธ Taariikh: 15 October 2026
๐Ÿ“ Goobta: Hoolka Samaan Suits
โฐ Saacadda: 5:00 Galabnimo

Caawa iyo Bandhigga Buugga HAN-DHIS
09/10/2026

Caawa iyo Bandhigga Buugga HAN-DHIS

ุจูุณู’ู…ู ุงู„ู„ู‡ู ุงู„ุฑูŽู‘ุญู’ู…ูฐู†ู ุงู„ุฑูŽู‘ุญููŠู…ู๐‘ช๐’‚๐’”๐’–๐’–๐’Ž๐’‚๐’…..Bahda Qalinleyda, Qorayaasha iyo Akhristayaasha sharafta leh, Waxaan si Mug...
04/10/2026

ุจูุณู’ู…ู ุงู„ู„ู‡ู ุงู„ุฑูŽู‘ุญู’ู…ูฐู†ู ุงู„ุฑูŽู‘ุญููŠู…ู
๐‘ช๐’‚๐’”๐’–๐’–๐’Ž๐’‚๐’…..

Bahda Qalinleyda, Qorayaasha iyo Akhristayaasha sharafta leh, Waxaan si Mug iyo Miisan leh idiinku casuumayaa Balfurka buugga *๐™๐˜ผ๐˜ฝ๐˜ฝ๐™„๐™‚๐™€๐™”๐™‚๐˜ผ* Ilaaliyaha Nolosheyda.

Buuggani wuxuu ka hadlayaa xiriirka ka dhaxeya addoonka iyo Rabbigiis, sida loo xoojin lahaa xiriirkaas, Waana buug xambaarsan xusuusin, rajo, sabar, duco iyo tawakkul.

๐Ÿ“… Taariikhda: 5 October 2026
๐Ÿ•’ Waqtiga: 3:00 PM
๐Ÿ“ Goobta: Arkaan Leadership

Waxaa si habsami leh shalay Dagmada Balcad ugu qabsoomatay xafaladda baalfurka buugga KALKAALIN oo ay qalinka u qaadatay...
03/10/2026

Waxaa si habsami leh shalay Dagmada Balcad ugu qabsoomatay xafaladda baalfurka buugga KALKAALIN oo ay qalinka u qaadatay Ardayad Xaawo-Luul Cabdulqaadir

Tanaad Printing Press

Maanta waxaa sharaf iyo farxad innoo ahayd inaan xarunta Shirkadda Daabacaadda Tanaad ku soo dhoweyno qoraa Maxammed Sic...
26/09/2026

Maanta waxaa sharaf iyo farxad innoo ahayd inaan xarunta Shirkadda Daabacaadda Tanaad ku soo dhoweyno qoraa Maxammed Siciid Ayaanle, oo ka mid ah hal-abuurayaasha Soomaaliyeed ee ku hawlan Qorista, turjumaadda buuggaagta.
Qoraa Maxamed Siciid Ayaanle ayaa maanta booqasho ku yimid xarunta shirkadda, isagoo fursad u helay inuu si dhow u arko hawlaha kala duwan ee daabacaadda, diyaarinta iyo soo saarista buuggaagta.Waxaa si gaar ah innoo farxad gelinaysa in qayb ka mid ah wax-soo-saarkiisa ay horrey ugu daabacday shirkada qaarna ay hadda gacanta ku heyso daabacaadooda, taas oo ka tarjumaysa iskaashiga wanaagsan ee ka dhexeeya Maxamed Siciid iyo shirkadda Tanaad.

Shirkada Daabacaadda Tanaad waxay mar walba diyaar u tahay inay garab istaagto qoraayada, tarjumaannada iyo hal-abuurayaasha Soomaaliyeed, iyadoo ka shaqaynaysa in fikradaha, aqoonta iyo suugaanta Soomaaliyeed loo beddelo buuggaag tayo leh oo jiilasha maanta iyo kuwa mustaqbalka ay ka faaโ€™iidaystaan.

Waxaan uga mahadcelinaynaa Qoraa, tarjumaa Maxamed Siciid Ayaanle booqashadiisa iyo kalsoonida uu ku qabo Shirkadda Daabacaadda Tanaad.

Waxaa si habsami leh Xalay magaalada Hargeysa ugu qabsoomatay xafaladda bandhigga buugga ILMADAII QARSOONAYD oo ay qalin...
18/09/2026

Waxaa si habsami leh Xalay magaalada Hargeysa ugu qabsoomatay xafaladda bandhigga buugga ILMADAII QARSOONAYD oo ay qalinka u qaadatay qoraa Yaasmiin Cabdi Axmed

Tanaad Printing Press

Waxaan  idinku martiqaadaynaa bandhigga buugga KALKAALIN, oo ay qalinka u qaadatay  Ardayad Xaawo-Luul Cabdulqaadir Kalk...
15/09/2026

Waxaan idinku martiqaadaynaa bandhigga buugga KALKAALIN, oo ay qalinka u qaadatay Ardayad Xaawo-Luul Cabdulqaadir
Kalkaalin waa buug Caafimaad, oo akhriste kasta uu ka kororsan doono aqoon iyo waayo-aragnimo kobcinaysa fahamkiisa mihnadda caafimaadka.

Bandhigga buugga waxa uu dhici doonaa;
Jimco, 18 September, 2026.
Goobta: Hoolka Imaamu Nawawi ee Balcad.
โฐ 3:00 Galabnimo.

BANDHIGGA BUUGGA โ€“ ILMADAII QARSOONAYD .Waxaan si rasmi ah ugu martiqaadaynaa bandhigga buugga โ€œILMADAII QARSOONAYDโ€ oo ...
14/09/2026

BANDHIGGA BUUGGA โ€“ ILMADAII QARSOONAYD .

Waxaan si rasmi ah ugu martiqaadaynaa bandhigga buugga โ€œILMADAII QARSOONAYDโ€ oo ay qalinka u qaadatay Qoraa: Yaasmiin Cabdi Axmed
๐Ÿ“ Goobta:
Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa
Goorta:
17-Sep-2026
Khamiista Habeenka Jimcuhu soo galayo.
โฐ Waqtiga:
7:00 PM
Fiidnimo

HESHIIS DAABACAADMaanta oo ay taariikhdu tahay: 12/09/2026, waxa heshiis daabacaad buug wada galay Tanaad Printing Press...
12/09/2026

HESHIIS DAABACAAD

Maanta oo ay taariikhdu tahay: 12/09/2026, waxa heshiis daabacaad buug wada galay Tanaad Printing Press iyo qoraaga buugga โ€œHabeennadii Istanbul" Aadan Sahan

Tanaad Priting Press waxay aad ugu faraxsan tahay in ay daabacayso buuggan, waxayna shirkaddu hambalyeynaysaa qoraaga buugga.

Dhowaan filo.

Wixii faahfaahin ah fadlan nagala soo xidhiidh:
Call: โ€ช+252616326636
Email: [email protected]
What's App: โ€ช+252616326636
Goobta: Muqdisho, Somaaliya

Address

Baar-Ubax
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tanaad Printing Press posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share