25/02/2025
Dhul IIB ah - Daarul Xadiis, Dayniile
============================
Dhulkaan waxa uu kuyaala Degmada Dayniile, gaar ahaan . Waa dhul biyo iyo koronto leh oo ku habboon dhisme iyo ganacsi.
Wa dhul Ducument saxan leh
Cabirka dhulka: 15×20
Qiimaha dhulka: 9500$ Israac ah
Faahfaahinta dheeraad ah, kala xiriir shirkadda iibka dhulalka iyo guryaha ee KAAFIYE
📞 Tel: 0611 202050 ama 0615 908584
– Iibka dhulalka iyo kireynta guryaha