Abdihabib H. Arab

Abdihabib H. Arab Hadaan guga kuu kordhaa
Gabow mooyee ku tarin
Garaad iyo waayo arag
Ileen wax madhaantid geed

LABA DHAGAX OO WAAWEYN (ASTRAUAT) OO BALACOODU DHANYAHAY 459_1050 MITIR, AYAA KAABIGA KAMARIDOONA MEERAHEENA (DHULKA).La...
25/07/2022

LABA DHAGAX OO WAAWEYN (ASTRAUAT) OO BALACOODU DHANYAHAY 459_1050 MITIR, AYAA KAABIGA KAMARIDOONA MEERAHEENA (DHULKA).

Laba dhagax oo waaweyn (Astrauat)_mid ayaa dhan balac ahaan 459m (meter), waxaana lasaadaalinaya in isbuuca soo socda dhulka u jirsan doonaan masaafo dhaw asiga oo hareer maridoona idamk alle. Dhirir ahaan dhagaxa ayaa kadheer evile tower ee magaalada Paris.

Labadi dhagax ee uga h**eysay ee u soo dhawada meeraheena masaafo tan lamid ah, waxey ahaayeen labada dhagax 2016 CZ31 loogu magac . Sida laga soo xigtay Hayada hawada sure u qaabilsan mareykanka xarunteeda lasocodka wax yaabaha u dhaw dhulka ee loo soo gaabsho (CNEOS) NASAS's Center for Near Earth Object Studies.


Xiliga ay usoo dhawaanayan dhulka, labadan dhagax ayaa masaafa ahaan waxay jaridoonaa 55,522.368 km/h (kilometer per hour) saacadi. 17 jeer ayuu ka dheereeyaa iyo 5 meelood 1 xawaaraha biriqda.
July 29 , 30 ayey dhulka kusoo wajanyihiin ee isbuuca dambe.


Dhagaxdan ayaa kamid ah 29,000 oo walax oo u dhaw meeraheena.

Share&like

Abdihabib H. Arab
Abdihabib Arab Arab

Dhamaan Ehelka&asxaaba iyo  shacabka soomaaliyeed, waxan ugu hambalyeynaya munaasibada dhalashada ciidul fidriga.تقبل ال...
01/05/2022

Dhamaan Ehelka&asxaaba iyo shacabka

soomaaliyeed, waxan ugu hambalyeynaya

munaasibada dhalashada ciidul fidriga.

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال، عيد مبارك وكل عام وانتم بخير .

18/01/2022

Waa macdanka Quartz ka ee midab laawaha ah.

Crystals of Clear Quartz, mining under mud.



السلام عليكم ورحمة الله وبركاته   WAA MAXAY JIYOOLOJI (GEOLOGY) AMA BARASHADA CILMIGA DHULKA ?Dhamaan saaxiibayaal shara...
31/12/2021

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
WAA MAXAY JIYOOLOJI (GEOLOGY) AMA BARASHADA CILMIGA DHULKA ?

Dhamaan saaxiibayaal sharaf baad mudan tihiin.

Ka gadaal intaa hadii alle yiraa, halkan waxan ku wadaagi doona culuumta jiyoolojiyada (geology) .
In badan oo bulshada ka mid ah ayaan ku baraarugsaneyn cilmigan iyo muhiimadda uu u leeyahay horumarka bulshooyinka.
Geology ma ahan aqoon kooban, balse waa mid laga heli karo meel kasta oo aad ka istaagto adduunka, bari iyo galbeedba.

Erayga geology waa erey qalaad ooka yimid latin, iska saaran laba eray oo kala ah : ( Geo macnaheedna yahay Dhul iyo logus macnaheedna yahay Barasho
Hadii eynu si kooban u qeexno waxa uu noqonayaa sida tan
Geology ama cilmiga dhulku waa barashada dhulka taas oo la xiriirta labadaba dhulka adkaha ah iyo ka dareeraha ah, dhagax uu ka kooban yahay iyo hanaanka isbadal-badalka dhulka xiliyadii h**e iyo hadda.

Adkaha dhulku wuxuu ukala baxaa seddex lakab oo kala ah:
b) Lakab Qolofka Dhulka (Earth Crust Layer), wuxuu ka koobanyahay seddex lakab oo dhadhaab ah:
(1) Dhadhaab Shiileed (Igneous rocks)
(2) Dhadhaab dhalan rogad ama dhadhaab Cakudhashay oo loola jeedo dhadhaab Cadaadis iyo Kul kudhashay( Metamorphic rocks).
(3) Dhadhaab Lakabeed (Sedimentary rocks).
t) Lakab Milanka Dhulka (Earth Mantle Layer) iyo
j) Lakab Bu`da Dhulka (Earth Core Layer).

Dareeraha Dhulka waxaa u caansan Biyaha waxayna ukala baxaa labo qayb oo kala ah b) Biyaha sakxadda dhulka iyo
t) Biyaha Gunta dhulka. Biyaha sakxadda dhulka waxaa ka mid ah Biyaha badda, biyaha Roobka, iyo biyaha qulqula sida Wabiga iyo Waraha.

Insha Allah cashiradan tixane ayey inoo ahaan doonaan joogto.

Waa mahadsantihiin.

12/05/2021

Eid mubarak dhamaan
ehel iyo asxab

19/04/2021

Ramadan kareem
Allaha naga aqbalo soonka
Aamiin

Address

Mogadishu

Telephone

+252618844224

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdihabib H. Arab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdihabib H. Arab:

Share