Abdirahmaan Ahmed

Abdirahmaan Ahmed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirahmaan Ahmed, Business Center, Mogadishu.

**“😍 Dharka carruurta ugu quruxda badan!Wa diyaar Plz Follow so dheh pag si aad u aragto wax badan 👕✨Dalbo hadda”**lamab...
07/04/2026

**“😍 Dharka carruurta ugu quruxda badan!
Wa diyaar
Plz Follow so dheh pag si aad u aragto wax badan 👕✨
Dalbo hadda”**lamabarka what's appka.

Dharka carruurta ugu quruxda badan! Gabdho iyo wilal wa diyaar macmiil hada soo dalbo 🥰Fadlan  na soo dheh Follow  si aa...
05/04/2026

Dharka carruurta ugu quruxda badan! Gabdho iyo wilal wa diyaar macmiil hada soo dalbo 🥰
Fadlan na soo dheh Follow si aad u aragto wax badan 👕✨

Dharka carruurta ugu quruxda badan! Gabdho iyo wilal wa diyaar macmiil hada soo dalbo 🥰Fadlan  na soo dheh Follow  si aa...
04/04/2026

Dharka carruurta ugu quruxda badan! Gabdho iyo wilal wa diyaar macmiil hada soo dalbo 🥰
Fadlan na soo dheh Follow si aad u aragto wax badan 👕✨

**“😍 Dharka carruurta ugu quruxda badan!Wa diyaar Plz Follow so dheh pag si aad u aragto wax badan 👕✨Dalbo hadda”**lamab...
03/04/2026

**“😍 Dharka carruurta ugu quruxda badan!
Wa diyaar
Plz Follow so dheh pag si aad u aragto wax badan 👕✨
Dalbo hadda”**lamabarka what's appka.

Hooyo& Aaaabe 👨‍👩‍👧‍👦Ma rabtaa in caruurtaada u muuqdaan smart oo qurux badan? 😍waxaa idin keenay dar aad uquruxbadan ?✔...
02/04/2026

Hooyo& Aaaabe 👨‍👩‍👧‍👦
Ma rabtaa in caruurtaada u muuqdaan smart oo qurux badan? 😍waxaa idin keenay dar aad uquruxbadan ?
✔️ Tayo sare
✔️ Qiimo jaban
✔️ Delivery degdeg ah

Kasoo dalbo hadda – WhatsApp number ka halkan saran

Midabkee ayaa udalbi leheed caruurtada ama cunugaada

Comment noogu reeb wixii fikirkaaga?

Waa maxee digital marketing?                     Jawabta watan 1:  Digital Marketing  waa hab kasta oo loo isticmaalo aa...
30/03/2026

Waa maxee digital marketing?

Jawabta watan

1: Digital Marketing waa hab kasta oo loo isticmaalo aaladaha elektaroonigga ah ama internetka si loo xayaysiiyo ama loo iibiyo alaab ama adeeg.
​Si ka duwan suuqgeynta dhaqanka ah (sida jaraa'idka, boorarka waaweyn ee jidadka, ama telefishinka caadiga ah), digital marketing-ku wuxuu si toos ah ula xiriiraa dadka isticmaala internetka, taleefannada gacanta, iyo kombuyuutarada
Digital Marketing (Suuqgeynta Dijitaalka ah) waa hab kasta oo loo isticmaalo aaladaha elektaroonigga ah ama internetka si loo xayaysiiyo ama loo iibiyo alaab ama adeeg.
​Si ka duwan suuqgeynta dhaqanka ah (sida jaraa'idka, boorarka waaweyn ee jidadka, ama telefishinka caadiga ah), digital marketing-ku wuxuu si toos ah ula xiriiraa dadka isticmaala internetka, taleefannada gacanta, iyo kombuyuutarada.

Asc wa anigo ah Abdirahmaan Ahmed jeele kuso dhawada barashada business digital marketing hadii aada xii seyneysid oo ra...
29/03/2026

Asc wa anigo ah Abdirahmaan Ahmed jeele kuso dhawada barashada business digital marketing
hadii aada xii seyneysid oo rabtid ina wax ka baratid. Xirfada business digital marketing ? Fadla. Kusoo dhawaaw page kaan plz 🙏 follow iso dheh si an wax badan idinku so gudbiyo
ana waxee inoqoneysaa dhiro galin
thanks
waxii su.aal ah
comment ikula so wadaag si an ku caawiyo

( Su.aal )

1: .ma jeceshahay inaa barato business digital marketing?
2: inaa waxbadan ka ogaato marabtaa digital marketing?
3: habka uku fudu ee aad ku bara karto ma.rabtaa, Adoo wax qarash ah ka bixin ?
Hadi ee tahy jawabtaadu
haa
kuso qor comment ka

Mar walbo aya halkan idinku bari doona intii aan ka garanaayo insha alaha
Wa inoo biri iyo cashirka 1aad

Like 👍 iyo share wa xakiina I.n

Address

Mogadishu

Telephone

+252616263771

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahmaan Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share