23/12/2024
π Almasso Market β Madashii Ganacsiga Soomaaliyeed! π
Ma jeclaan lahayd madal e-commerce oo kuu fududeysa iibinta iyo iibsashada?
β
Badeecooyin tayadoodu sareyso
β
Qiimo macquul ah
β
Soo gaarsiin degdeg ah
Waxaan rabnaa inaan fikraddaada maqallo!
π Maxaa adiga muhiim kuu ah markaad adeegsanayso madal ganacsi online ah?
Fikirkaaga nala wadaag hoos π si aan madal ku habboon bulshada Soomaaliyeed u abuurno!
---