Bidhaan Consultancy and Training Center

Bidhaan Consultancy and Training Center Bidhaan is a training and consultancy center that provides students, teachers, and corporate staff.

Waxaa shalay si heer sare ah inoogu soo idlaaday Barnaamijka hab-qoraalka Cilmiyeysan ee 'The Art of Academic Writing Pr...
08/12/2023

Waxaa shalay si heer sare ah inoogu soo idlaaday Barnaamijka hab-qoraalka Cilmiyeysan ee 'The Art of Academic Writing Programme' ee uu hoggaaminaayay Prof. Dr. Ibrahim Farah Bursalid kaas oo socday muddo 9 Todobbaad ah.

Munaasabadda xidhitaanka waxaa qeyb ka ahaa marti sharaf kala duwan oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Barnaamijkaan oo ay ka fa'iideysteen 100 Arday oo ka kala socday Jaamacadaha Magaalada Muqdishu ayaa la guddoonsiiyay Shaahaddo muujinaysa in ay dhammaysteen koorsadaan.

Qabsoomidda barnaamijkan waxa iska kaashaday Xarunta Bidhaan iyo Som uniform Group, ayada oo ay Taabbdgeliyeen Dahabshiil Group iyo Shirkadda Xaliye.

Ugu danbeyn waxaa dhowaan la qaadan doonaa weji labaad ee Mashruucaan oo lagu talagaley ardeyda Ku jirta diyaarinta buugga jamacadda gaar ahaan heerka labaad ee waxbarashada.

Casumaad 🤍.Waxaa faraxad inoo ah in aan kugu casuumno munaasabadda xiritaanka wejiga koowaad ee mashruuca ' The Art of A...
04/12/2023

Casumaad 🤍.

Waxaa faraxad inoo ah in aan kugu casuumno munaasabadda xiritaanka wejiga koowaad ee mashruuca ' The Art of Academic writing programme' iyo daah-furka wejiga Labaad oo loo qadan doono 100 qofood.

Xog dheeri.

Goobta: Beerta banaadir
Tarikhda: 07 December 2023.
Sacadda: 2:45 duhurnimo.

Xasuusin : Albaabka Beerta waxa lagu soo geli doonaa magac, si aad ugu qeybgasho fadlan na gala soo xiriiir.
https://wa.link/6zjkq1

Hambalyo 🎉.Waxa aad ugu faraxsanahay in maanta aan u soo gabogabeyney ardey ka badan 100+ barashadda xirfadda Fagaare ka...
10/11/2023

Hambalyo 🎉.

Waxa aad ugu faraxsanahay in maanta aan u soo gabogabeyney ardey ka badan 100+ barashadda xirfadda Fagaare ka-hadalka oo socotey mudo bil ah, ardeydan ayaa maanta gudoomey shahadada dhameysashadda tabobarka Fagaare ka-hadalka.

Tabobarka inta uu soocdey ayaa ardeyda waxa ay awood iyo karti u yesheen in ay ka hor hadli karaan bulsho badan, iyagga oo ka guleystey cabsida Fagaare ka-hadalka.

Waxaa Toddobaadkii Toddobaad si qurux badan inoogu socda Barnaamijki Hab-qoraalka Cilmiyeysan "The Art of Academic Writi...
03/11/2023

Waxaa Toddobaadkii Toddobaad si qurux badan inoogu socda Barnaamijki Hab-qoraalka Cilmiyeysan "The Art of Academic Writing Programme" oo uu hoggaaminaayo Prof. Dr. Ibrahim Farah Bursaliid.

Toddobaadkaan waxaa xiisad martiyeed inoogu casuumnaa Dr. Bashiir iyo Ustaad Raaqiya, ayaga oo ka fa'iideystayaaaha Mashruucaan la wadaagay Khibraddooda ku aaddan soo-jeedinta wanagsan iyo sida loo falanqeeyo aragtiyaha la soo bandhiggo.





28/10/2023

Ma tahay qoraa jecel in uu horumariyo xirfaddiisa qoraanimo?
Ma xiiseyaysaa in aad noqoto qoraa soo saara bugaag tayo leh iyo qoraalo sameyn badan?
Maku hanweyntahay in qalinka aad ku bedesho nolosha dadka kale ?
Haddii ay jawabtaada tahay (HAA) Bidhaan Consultancy and Training Center iyo Voiceup Academy oo iskaashanaya ayaa waxa ay idiin diyaariyeen tababar ku saabsan "Creative Writing" oo aad ku baran doonto bilow ilaa dhamaad wixii la xariir qoraalka, adiga oo heli doona la-talin iyo caawin joogto ah.
Tababarkaan waxa logu talagaley kaliya dadka ku jira qoraalka iyo kuwa xiiseynaya,
haddii aad daneyneyso fadlan hadda iskadiiwangeli WhatsApp number hoose 👇
https://wa.me/252770843353

Waxaa Toddobaadkii lixaad si qurux badan inoogu socda Barnaamijki Hab-qoraalka Cilmiyeysan "The Art of Academic Writing ...
26/10/2023

Waxaa Toddobaadkii lixaad si qurux badan inoogu socda Barnaamijki Hab-qoraalka Cilmiyeysan "The Art of Academic Writing Programme" oo uu hoggaaminaayo Prof. Dr. Ibrahim Farah Bursaliid.

Toddobaadkaan waxaa xiisad martiyeed inoogu casuumnaa Prof. Maxamed Enow, oo ah Xeeldheere Afeed, sidoo kalena ah Guddoomiyaha Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya.

Prof. Enow ayaa ka fa'iideystayaaaha Mashruucaan la wadaagay Khibraddiisa iyo Kaalinta hab-qoraalka wanaagsan ee Luqadda.





Waxaa toddobaadkii Afaraad si qurux badan noogu socda barnaamijka Tababbareedka Habqoraalka Cilmiyeysan "Academic Writin...
19/10/2023

Waxaa toddobaadkii Afaraad si qurux badan noogu socda barnaamijka Tababbareedka Habqoraalka Cilmiyeysan "Academic Writing Programme" oo uu bixinaayo Prof. Dr. Ibrahim Farah Bursaliid.




Waxaa shalay galab Tababbar ku saabsan Hoggaaminta wanaagsan u qabannay Maamulka iyo hawl-wadeennada Suuq-Weynaha Muqdis...
17/10/2023

Waxaa shalay galab Tababbar ku saabsan Hoggaaminta wanaagsan u qabannay Maamulka iyo hawl-wadeennada Suuq-Weynaha Muqdisho, waxaana Tababbarka bixiyay Prof. Dr. Ibrahim Farah Bursaliid.

Tababbarka waxa uu isugu jiray, aqoon is-weydaarsi, iyo latalin oo loo sameeyay maamulka iyo shaqaalaha Suuq-Weynaha Muqdisho.

Maalgelinta iyo horumarinta xirfadaha Shaqaalaha waxa ay qeyb weyn ka qaataan wax-soo-saarka Shirkadda.




Waxaa si qurux badan inoogu socda Toddobaadkii labaad mashruuuc Tababbarka Habqoraalka Cilmiyeysan "The Art of Academic ...
13/10/2023

Waxaa si qurux badan inoogu socda Toddobaadkii labaad mashruuuc Tababbarka Habqoraalka Cilmiyeysan "The Art of Academic Writing Programme" kaas oo uu bixinaayo Prof. Dr. Ibrahim Farah Bursaliid.

Barnaamijkan waxa ka faa'ideysanaya in ku dhow 100 qofood oo ka kala socda Jamacadaha dalka iyo kuwa kale oo dibedda ah, barnaamijkan ayaa socon doona in ka badan 10 Toddobaad.





30/09/2023

Watch the video of the launch of the Academic writing program on September 28, 2023 at beerta benaadir, Mogadishu.



Today, we officially launched 'The Art of Academic Writing' Programme with the participation of students from different ...
28/09/2023

Today, we officially launched 'The Art of Academic Writing' Programme with the participation of students from different universities in Mogadishu.

The programme was led and facalitated by Prof. Ibrahim Farah Bursalid.

In addition, it was attended and blessed by Prof. Mohamed Enow (President- University of Southern Somalia) and Ustad Abdirizak Rage, one of the elders of City University.

.

Xarunta Bidhaan Consultancy and Training Center ayaa malinta axada ah qabatey tabobar ku saabsan Hogaaminta sameynta leh...
28/08/2023

Xarunta Bidhaan Consultancy and Training Center ayaa malinta axada ah qabatey tabobar ku saabsan Hogaaminta sameynta leh oo uu bixinayey tabaobarkaas Pro.Dr. Ibrahim faarax Bursaliid ayaa waxa ka faa'ideystey howl-wadeenada xarunta iyo Voiceup Creatives .

Tabobarka ayaa mid sarre logu qadayey aqoonta iyo wax soosaarka shaqalaha xarumahaas, si ay shaqalahaaga u sameyaan isbadel weyn waa muhiim in aad sarre u qaado aqoontooda iyo xirfadahooda.

Address

Taleeh Street
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bidhaan Consultancy and Training Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bidhaan Consultancy and Training Center:

Share