Guuleed Online Market

Guuleed Online Market waa suuq aad ugu aadeegan karto habka online ka ah, hada dalbo hada qaado.

Saaxibayaal waxaan idiin keenay buugga (LIIBAANTA BARAHA) oo ah buug aad u anfacaya ruux kasta oo ku guda jira barida iy...
29/01/2023

Saaxibayaal waxaan idiin keenay buugga (LIIBAANTA BARAHA) oo ah buug aad u anfacaya ruux kasta oo ku guda jira barida iyo macallinimada si gaar ah wuxuu u anfacayaa macallimiinta,maamulka iyo waalidiinta.
Hadaba hadaad danaynaysid inaad buuggan hesho, fadlan nagalaso xiriir lanbarka (0613684405), halka aad joogto ayaa laguugu keenaya.

10/10/2022

Waxaan idiin keenay dawo casri ah oo lagu dawaynaayo baabasiirka iyo xanuunada la xiriira, waxayna leedahay damaanad la hubo.
Nagalasoo xiriir lanbarka shaashada ku qoran.

06/10/2022

Waxaan idiinkeenay dawadii baabasiirta loo isticmaalayay oo leh damaanad iyo waxtar la hubo.
Hadaba hadii aad ka cabanaysid xanuunka baabaasiirta fadlan ha moogaan inaad isticmaasho dawadaan, illaahay idamkii waad ku raysan doontaa.
Fadlan nagalasoo xiriir lanbarada shaashada ka muuqda, waxaana laguugu keenayaa halka aad joogto, hada dalbo hada qaado.

06/10/2022

Ku soodhawaada Guuleed online market.

Address

Jidka 30ka
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guuleed Online Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share