Handhool online

Call Directions

Handhool online ✅ Xalka Timo Daadashada
✅ Kobcinta Garka & Timaha
✅ Minoxidil • Finasteride • Derma Roller
📦 Delivery Degdeg Ah
📞 0612019975
📩 Dalbo Hadda Inbox ama WhatsApp

01/10/2026

Original Minoxidil 5% Handhool online oil

01/10/2026

Maleydahay dhibatadan salaxyo ama bidar ma isku aragta

28/09/2026

❌ Timahaaga ma khafiifeen?
❌ Garkaaga ma leeyahay meel bannaan?
❌ Hairline-ka ma dib ayuu u noqday?

Waxaa jira xal ay dad badan isticmaalaan… Minoxidil!

✅ Waxay kicisaa koritaanka timaha cusub.
✅ Waxay xoojisaa timaha daciifka ah.
✅ Waxay ka caawisaa buuxinta meelaha bannaan ee garka iyo madaxa.

Natiijooyinka ugu fiican waxaa la arkaa marka si joogto ah loo isticmaalo muddo dhowr bilood ah.

📌 Isticmaal 2 jeer maalintii.
📌 Ku mari meelaha timaha ka yaraadeen.
📌 Samir iyo joogteyn ayaa muhiim ah.

Adiguna ma diyaar baad u tahay inaad dib u hesho kalsoonida timahaaga?

📲 Ka dalbo hadda Handhool Online
☎️ 0612019975

19/08/2026

Timaha ayaa kaa sii khafiifaya?
Minoxidil Handhool Online 5% wuxuu kaa caawin karaa taageeridda hair growth-ka iyo timaha khafiifaya.

Joogteynta isticmaalka waa muhiim, natiijaduna waxay qaadan kartaa dhowr bilood.

Dalbo Minoxidil Handhool Online maanta!
61 2019975

08/08/2026

Finasteride and minoxidil original

08/08/2026

🎯 TIJAABI NASIIBKAAGA – HANDHOOL ONLINE 🔥

Maanta nasiibkaaga tijaabi! 👀🎁

Numbers-ka waa 50 ilaa 150.

Si aad uga qeybqaadato:
✅ Follow garee Handhool Online
❤️ Like saar video-ga
💬 Comment ku qor hal number oo u dhexeeya 50–150
📲 Share garee video-ga

⚠️ Hal qof = hal number kaliya!

🎯 Number-ka guuleystaha waxaan si random ah u dooran doonaa.

Adiga number-kaaga waa kee? 👇🔥



Only TikTok waye link wakas hos firi

https://www.tiktok.com/.online?_r=1&_t=ZS-98hhBPjYrUS

02/08/2026

Sida Minoxidil ugu Shaqeeyo Si Fiican

✅ Mari Minoxidil maqaarka madaxa oo nadiif ah, qalalan.

✅ Isticmaal 1 mL laba jeer maalintii (subax iyo fiid).

✅ Ha dhaqin meesha la mariyey ugu yaraan 4 saacadood.

✅ Isticmaal si joogto ah maalin kasta.

✅ Natiijooyinka ugu horreeya waxay badanaa muuqdaan 3–6 bilood gudahood.

Xasuusnow: Joogtayntu waa furaha. Haddii aad joojiso isticmaalka, timaha soo baxay way dib u daadan karaan.

🚨 Madax banaan ma isku aragtay? Timaha ma khafiifeen?Waxaa laga yaabaa in waxa kaa maqan uu yahay Derma Stamp.✨ Waxay ki...
28/07/2026

🚨 Madax banaan ma isku aragtay? Timaha ma khafiifeen?

Waxaa laga yaabaa in waxa kaa maqan uu yahay Derma Stamp.

✨ Waxay kicisaa scalp-ka
✨ Waxay taageertaa koritaanka timaha
✨ Waxay hagaajisaa nuugista Minoxidil iyo serum-yada
✨ Waxay kor u qaaddaa collagen-ka maqaarka
✨ Ku habboon ragga iyo dumarka

Kumanaan qof ayaa ku daray routine-kooda daryeelka timaha si ay u taageeraan timo caafimaad qaba.

📦 Derma Stamp – Available Now
📞 0612019975
🏪 Handhool Online

Dalbo maanta, bilow daryeelka timahaaga maanta. 🔥

Derma stamp and Derma roller
24/07/2026

Derma stamp and Derma roller

Address

Maka Al Mukarama
Mogadishu

Opening Hours

Monday 19:00 - 23:45
Tuesday 19:00 - 23:45
Wednesday 19:00 - 23:45
Thursday 19:00 - 23:45
Saturday 19:00 - 23:45
Sunday 19:00 - 23:45

Telephone

+252612019975

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Handhool online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share