TalaSame

TalaSame PAGE- ka TalaSame waxuu si joogto ah kuugu soo gudbindoona, Talooyin, Dhiiragalin, Jiheyn, Faalo, Ha

19/09/2021

((( Waa inan noqonaa dal fiican, )))

Siloo helo dal fiican waa inan halnaa dad fiican,

Siloo helo dad fiican waa inan helnaa qoys fiican,

Siloo helo qoys fiican waa inan helnaa hooyo fiican,

Siloo helo hooyo fiican waa inan helnaa gabar fiican,

Siloo helo Gabar fiican waa iney heshaa Aabo walal iyo hooyo fiican,

((((Gabadho waa dalka iyo umada)))

Talo: #1Magaalada muqdisho iyo magaalooyinka kale ee dalka kusoo waxaa batay cariiriga iyo jaamka gaadidka sigaar ah wax...
17/07/2021

Talo: #1
Magaalada muqdisho iyo magaalooyinka kale ee dalka kusoo waxaa batay cariiriga iyo jaamka gaadidka sigaar ah waxaa usii abuura Bajajta, hada silooyareeyo waa in shacabtu qaataan masuuliyad bajajtana ku hogaamiyaan wadada wanaagsan.

Tusaale fadlan bajajle igu wad wadada saxan hadii aad meel qaldan gasho waan kaa harayaa ogow.

waa sax shaqadaas waxaa leh ciidanka nabad galyada wadooyinka waxaase ka tiro badan shacabka kana xoogbadan sababtuna waa shilinkooda ayaa wax toosin kara.

fadlan kabilow naftaada maanta.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TalaSame posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share