Malyun O. Afrah

Malyun O. Afrah Always Alxamdullillaah | πŸ‡ΈπŸ‡΄βœŒοΈπŸ«‘βœŠ

12/04/2026
12/04/2026

Waxaan hambalyo iyo boggaadin u dirayaa sarreeyayaasha, saraakiisha, saraakiil xigeennada, alifleyda iyo dableyda ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo qoysaskooda oo u dabaaldegaya munaasabadda 12-ka Abril oo ku beegan 66 sanno-guuradii kasoo wareegtay aasaaska ciidanka.

Munaasabaddani, waxay ku soo aadday xilli dalkeenna ay ka jiraan duruufo adag islamarkaana qaar ka mid ah geesiyaasha ciidanka xoogga dalka ay ku suganyihiin furimaha dagaalka, kuwaas oo naftooda u huraya difaaca dalka iyo dadka.

Waxaan anigoo ka faa'ideysanaya fursadaan ku boggaadinayaa ciidanka qalabka sida nuucyadooda kala duwan inay sii laba jibaaraan dagaalka lagula jiro argagixisada

Waxay u muuqataa in hoggaanka dalka uu kala qaybinayo ciidanka Qaranka isagoo ka leh danno siyaasadeed oo gaar ah, waxaana uga digayaa saraakiisha ciidanka, qaadashada amaro qaldan oo dhaawici kara dhexdhexaadnimadooda iyo kalsoonida shacabka Soomaaliyeed.

22/02/2026

Kuwani waa alaabooyin ka tirsan SKIN1004 – gaar ahaan taxanaha Madagascar Centella Probio-Cica.

1 Essence Toner – (Madagascar Centella Probio-Cica Essence Toner)
πŸ‘‰ Wajiga ayuu dejinayaa, qoyaanka ayuu kordhiyaa, wuxuuna yareeyaa casaanka iyo finan-kicinta.

2Intensive Ampoule – (Probio-Cica Intensive Ampoule)
πŸ‘‰ Waa serum xooggan oo maqaarka xoojiya, difaaca maqaarka (skin barrier) hagaajiya, kana caawiya bogsashada maqaarka dhaawacan ama jilicsan.

3 Enrich Cream – (Probio-Cica Enrich Cream)
πŸ‘‰ Waa kareem qoyaan badan leh, maqaarka jilciya isla markaana xoojiya si uusan u engegin.

4 Eye Cream – (Probio-Cica Bakuchiol Eye Cream)
πŸ‘‰ Waxaa loo mariyaa agagaarka indhaha, waxayna ka caawisaa laalaabka khafiifka ah iyo madoowga indhaha hoostooda.

Dhammaantood waxay ka sameysan yihiin Centella Asiatica (Cica) oo caan ku ah:
β€’ Dejinta maqaarka
β€’ Yareynta finan iyo cuncun
β€’ Xoojinta barrier-ka maqaarka

Address

Mogadishu

Telephone

+252682288044

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Malyun O. Afrah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Malyun O. Afrah:

Share