Somali Women In Business

Somali Women In Business Somali Women In Business

Ururka haweenka ganacsatada somaliyeed(somali  women in busnes)  ayaa lagu mart qaaday   daah furka Shirka Guddiga Qaran...
04/08/2026

Ururka haweenka ganacsatada somaliyeed(somali women in busnes) ayaa lagu mart qaaday daah furka Shirka Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC) oo diiradda lagu saaray dardargelinta, dib-u-habeynta nidaamka ganacsiga, fududeynta isku socodka badeecadaha, iyo horumarinta fursadaha ganacsi ee Soomaaliya,

Shirkaan waxa uu Kulmiyey Masuuliyiin Ka Tirsan Dowladda, oo ugu horeeyo Wasiirka wasaaradda Ganacsiga, Agaasimaha Guud ee Ganacsiga, Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga, wakiilo ka socdo Dalalka Bariga Afrika, Ganacsatada Soomaaliyeed, hey'adaha Horumarinta iyo Qubaro Ku Taqsusday Ganacsiga.

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed, Mudane Yaasin Maxamuud Cibaar, ayaa ugu mahadceliye xafiiska OPM iyo wasaarada Ganacsiga doorka ay ka qaateen shirka sidoo kale waxuu sheegay in xubinnimada Soomaaliya ee Bulshada Bariga Afrika (EAC) ay ganacsatada Soomaaliyeed u furayso suuq ay ku nool yihiin in ka badan 300 milyan oo qof, ayna noqoneyso meel ay ku ganacsadaan soomaalida isaga oo xusay muhiimadda ay leeyihiin marinno ganacsi oo hufan, nidaamyo kastam oo degdeg ah, iyo xeerar la mideeyay.

Kulankan ayaa lagu soo gabagabeeyay is-afgarad lagu xoojinayo wada-shaqeynta u dhexeysa dowladda iyo ganacsiga gaarka loo leeyahay, si loo dardargeliyo hirgelinta dib-u-habeynta ganacsiga, kor loogu qaado tartanka dhaqaalaha dalka, loona abuuro jawi ganacsi oo soo jiita maalgashi, kobciyana ganacsiga
Ururka wuxuu u mahadcelinayaa dhamaan inta soo agaasinday shirkan qiimaha le oo socday laba maalin
Ganacsadada somaaliya ha guuleysdaan

Today we celebrate the power, leadership, and vision of African women who are actively shaping a brighter future for our...
31/07/2026

Today we celebrate the power, leadership, and vision of African women who are actively shaping a brighter future for our continent. Empowering women is not just a goal—it is the foundation for a thriving Africa.

Here’s to the strong, resilient, and trail-blazing women of Africa! ✨

Waxaan si diirran u soo dhoweynayaa ku biirista Soomaaliya ee AfCFTA, taas oo ah guul taariikhi ah Iyo  fursado cusub oo...
30/07/2026

Waxaan si diirran u soo dhoweynayaa ku biirista Soomaaliya ee AfCFTA, taas oo ah guul taariikhi ah Iyo fursado cusub oo ay Ganacsatadda haweenka ahi ku ballaarin karaan suuqyadooda, kunna kordhin karaan dhoofinta, isla markaana uga qayb qaadan karaan koboca dhaqaale ee Wadan.

hoos ka akriso fariinta Gudoomiyaha.

https://swb.so/afcfta-is-more-than-a-trade-agreement-it-is-a-gateway-to-growth-opportunity-and-economic-empowerment-for-somali-women-entrepreneurs-madam-hersio-abdulle-siad-chairperson-swib/

29/06/2026
12/06/2026

📢 SAVE THE DATE – CTF7 TUNISIA 2026
-----------------
🇫🇷 El Jem, abritant l’un des plus grands amphithéâtres romains du monde et inscrit au patrimoine mondial de l’UNESCO, incarne la puissance historique de la Tunisie et son rôle central dans les échanges entre l’Afrique et la Méditerranée.

Le Colisée d’ témoigne d’une civilisation ancienne où se croisaient commerce, culture et organisation sociale avancée. Symbole de grandeur et de résilience, il illustre la capacité des territoires africains à rayonner bien au-delà de leurs frontières

Aujourd’hui, cette richesse patrimoniale devient un levier de développement économique à travers le tourisme culturel, les industries créatives et la valorisation des savoir-faire locaux.
----------------

🇬🇧 El Jem, one of the largest Roman amphitheatres in the world and a UNESCO World Heritage Site, embodies Tunisia’s historical strength and its central role in exchanges between Africa and the Mediterranean

The Colosseum of El Jem reflects an ancient civilization where trade, culture and advanced social organization once flourished. A symbol of grandeur and resilience, it highlights Africa’s long-standing capacity for global influence.

Today, this heritage becomes a driver of economic development through cultural tourism, creative industries and the valorization of local craftsmanship

📍 CTF7 – UTICA & MOVENPICK, Tunis – Tunisia📅 1–3 July 2026

Common Market for Eastern and Southern Africa (COMESA)
COMESA Federation of Women in Business
Chambre Nationale des Femmes Chefs d'Entreprises

18/05/2026
Waxaa si rasmi ah usoo dhawaanaya🌟 BANDHIGA GANACSIGA HAWEENKA SOOMAALIYEED 2026 🌟Bandhiggan wuxuu noqon doonaa madal la...
16/05/2026

Waxaa si rasmi ah usoo dhawaanaya
🌟 BANDHIGA GANACSIGA HAWEENKA SOOMAALIYEED 2026 🌟

Bandhiggan wuxuu noqon doonaa madal lagu kulmiyo haweenka ganacsatada Soomaaliyeed, hal-abuurka, maalgashiga, iyo fursadaha cusub ee ganacsiga.

💼 Isku xirnaan ganacsi
📈 Koboc iyo horumar
💡 Hal-abuur iyo dhiirrigelin
🤝 Fursado cusub

shalay oo tariikhda ahayd 10/april/2026 ayaa Guddomiyaha uruka haweenka ganacsadada soomaaliyed marwo hersio abdulle Sia...
11/04/2026

shalay oo tariikhda ahayd 10/april/2026 ayaa
Guddomiyaha uruka haweenka ganacsadada soomaaliyed marwo hersio abdulle Siad iyo ku xigeenkeeda ruweyda ayaa ka qeybgalay xafladdii soo dhaweynta markabkii shidaalka qodayey oo ka dhacay dekedda dhexdeeda.
Marwada ayadoo mataleysa dhamaan gabdhaha ganacsadada soomaaliyed ayey u mahadcelisay Dadaalka dawlada barakaysan. allaah oo u fududeyey madaxweyne xasan sheekh inuu howshaan ka guul gaaro.waxay kaloo gudoomiyaha uga mahacelisay madaxweynaha turkiga iyo dowladiisa sida garab istaag walaaltinimo ah uu sameeyey sidoo kale wasiirka badroolka somaaliya oo u dhabar adeegay inuu soo gaarsiiyo heerkaan.gudoomiyaha ayaa baaq u dirday dhamaan gabdhaha ganacsadada soomaaliyed sidii ay u xoojin lahaayeen ganacsigooda.
Dowladda somaliya guul iyo horusocod ayaan ugu duceyneynaa













Eid mubarek dhamaan musliimta gaar ahaan Ganacsatadda Haweenka Soomaaliyeed.
19/03/2026

Eid mubarek dhamaan musliimta gaar ahaan Ganacsatadda Haweenka Soomaaliyeed.

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS iyo Guddoomiyaha Haweenka Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa...
09/03/2026

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS iyo Guddoomiyaha Haweenka Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa isla gartay in Bandhigga Ganacsiga Haweenka Soomaaliyeed uu sii socon doono ilaa laga gaarayo maalinta ciida

Go’aankan ayaa lagu gaaray si loo sii xoojiyo fursadaha ganacsi ee haweenka Soomaaliyeed, loona dhiirrigeliyo hal-abuurkooda iyo wax-soo-saarkooda. Bandhiggan ayaa haweenka ganacsatada ah siinaya fursad ay ku soo bandhigaan badeecooyinkooda, halka bulshada ay ka helayaan suuq ay ka iibsadaan wax-soo-saar tayo leh oo ay sameeyeen haween Soomaaliyeed.

Sidoo kale, mas’uuliyiinta ayaa ku boorriyey bulshada inay taageeraan ganacsiga haweenka, maadaama ay door muhiim ah ka qaataan kobcinta dhaqaalaha iyo horumarka dalka.















Address

Laamiyaraha Zoobe
Mogadishu

Telephone

+252615828320

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Women In Business posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Women In Business:

Shortcuts

Share