Riyo Consulting

Riyo Consulting Registered in Somalia since 2022, and work experience in Somalia. We will expand in east Africa.

Riyo consulting is a professional services firm that delivering research, training, ICT and consulting for specializing in providing effective solutions to the challenges of business, organizations, government and community. Riyo strives to provide sustainable solutions and improve knowledge in society, private, public and non-profit sectors. We do this through research, innovation, training, accurate information and technical assistance.

Today, we had remarkable and valuable training on how to successfully secure a job in today's dynamic and digital world....
14/09/2023

Today, we had remarkable and valuable training on how to successfully secure a job in today's dynamic and digital world.
The training aimed at imparting participants' skills & knowledge on:

●Self-assessment
●Resume writing
●Cover letter writing
●Networking
●Job search strategy
●Company research
●Writing skills
●Time management
●Salary negotiation
● And others

We trained a total of twelve (12) young, visionary & committed youths in Mogadishu, Banaadir region, Somalia.
We look forward to having many more training and engagement with youth and women in Somalia and helping them conquer today's dynamic and complex world.

Consulting
in Somalia.
in Somalia #2023

The training has commenced.
14/09/2023

The training has commenced.

Fursad qaali ah.50% oo qiima dhimis ah ayaan idiin samemaynay ka dib codsi nooga yimid asxaabta. 15 uga horaysa oo isdii...
12/09/2023

Fursad qaali ah.
50% oo qiima dhimis ah ayaan idiin samemaynay ka dib codsi nooga yimid asxaabta. 15 uga horaysa oo isdiiwaan gelisa ayaa heli doono fursadaan qaaliga ah.

Tababarka waxa aad ku baran doontaa ciwaanada hoos ku qoran iyo kuwa kale, waxaana la idin kula wadaagi doonaa talooyinka shirkadaha iyo hr leaders.

Self-assessment - Is-qiimaynta nafta
Resume writing - Sida Cv ga loo qorto
Cover letter writing - Warqadda codsiga sida loo qoro
Networking - Sida xiriiro loo samaysto
Job search strategy - Xeeladda shaqo raadinta
Company research - Baarista xogta shirkadda
Writing skills - Xirfadaha qorista
Time management - Sida aad u maamuli waqtiga
Salay negotiation - Sida aad uga gorgortami mushaarka

07/09/2023

Click the link below on a paper on *Investment Opportunities in Somalia* and kindly share with colleagues to benefit from these business opportunities available in Somalia.

Waxaan macaamiishayna sharafta leh u haynaa  sidii si fudud ugu maamula lahaayeen  mushaarka, komoshinka, xaadiritaanka,...
30/03/2023

Waxaan macaamiishayna sharafta leh u haynaa sidii si fudud ugu maamula lahaayeen mushaarka, komoshinka, xaadiritaanka, fasaxyada iwm. Waxaan si gaar ah adeegaan ugu tala galnay isbitaalada, jaamacadaha, hayadaha iyo shirkadaha yaryar.

Waxaan u rajaynaynaa dhamaan macaamiisheena quruxda badan farxad iyo barwaaqo. Waxaan jecelnahay in aan kula shaqayno mu...
23/03/2023

Waxaan u rajaynaynaa dhamaan macaamiisheena quruxda badan farxad iyo barwaaqo. Waxaan jecelnahay in aan kula shaqayno mustaqbalka fog sidoo kale. Soon wanaagsan.

21/03/2023

Waa doodi aan qabanay qaybtayda afaraad ee ku saabsanayd soomaaliya ma shaqo la'aan ayaa ka jirta mise dad shaqeeyo ayaa la la'yahay.

21/03/2023

Waa doodi aan qabanay qaybtayda sedexaad ee ku saabsanayd soomaaliya ma shaqo la'aan ayaa ka jirta mise dad shaqeeyo ayaa la la'yahay.

21/03/2023

Waa doodi aan qabanay qaybtayda labaad ee ku saabsanayd soomaaliya ma shaqo la'aan ayaa ka jirta mise dad shaqeeyo ayaa la la'yahay.

16/03/2023

Waa doodi aan qabanay qaybtayda kowaad ee ku saabsanayd soomaaliya ma shaqo la'aan ayaa ka jirta mise dad shaqeeyo ayaa la la'yahay.

Address

Trepiano, Waberi
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252619500874

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Riyo Consulting posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Riyo Consulting:

Share