25/09/2026
Astaantu waa aqoonsigaaga. Waa waxa dadka kugu xasuustaan, kaagana soocayaan ganacsiyada kula midka ah.
MIMA Mogadishu International Model Academy, Daauus waxay u dhistay aqoonsi muuqaal oo dhammaystiran, laga bilaabo logo-ga iyo midabada astaanta ilaa stationery, uniforms, digital assets.
Daauus Waxaan ka dhignaa fikraddaada astaan la arko, lana xasuusto.
📞 +252 61 9906669
✉️ [email protected]