Somali Gemological Laboratory-SGL

Somali Gemological Laboratory-SGL SGL-Somali Gemological Laboratory, is the Somaliโ€™s first private laboratory that provides gem authentication and certification service.

SGL was established on January 2018 in Mogadishu, Somalia.

22/08/2023

๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก

Sheybaarka Somali Gemological Laboratory (SGL) wuxuu qabanayaa Seminar ku saabsan dahabka muddo sadax maalin ah oo ka bilaabaneysa Axada 27/08/2023, 4:00 PM galabnimo.

Seminarka waxaa lagu baran doonaa:

1. Introduction
2. How to test if gold is real?
3. What is the difference between 10K, 14K, 18K, 22K, and 24K Gold?
4. How the purity of gold is determined using gold testing equipment?
5. How gold nuggets are valued by price?

F.G. Seminar-ku wuxuu leeyahay Shahaado

Faahfaahin lasoo xiriir +252618043740,
ama ku dhufo link-gaan:
https://chat.whatsapp.com/H7uNfBDha0y6nfQiNDeVw1

SGL-Somali Gemological Laboratory, is the Somaliโ€™s first private laboratory that provides gem authentication and certification service. SGL was established on January 2018 in Mogadishu, Somalia.

ุนูŠุฏ ุงู„ุงุถุญู‰ ุงู„ู…ุจุงุฑูƒ ู„ู„ุฌู…ูŠุนEid Mubarak Sheybaarka SGL wuxuu ummadda muslimiinta ah gaar ahaa ummadda soomaaliyeed ugu hamb...
27/06/2023

ุนูŠุฏ ุงู„ุงุถุญู‰ ุงู„ู…ุจุงุฑูƒ ู„ู„ุฌู…ูŠุน
Eid Mubarak
Sheybaarka SGL wuxuu ummadda muslimiinta ah gaar ahaa ummadda soomaaliyeed ugu hambaliyeenayaa munaasabada ciidul adxaa ilaah hanaga aqbalo acmaasha wanaagsan
Ciidul caafiya

24/04/2023

WARGELIN

Munaasabada cidul fidriga awgeed waxaa qiima dhimis 50% ah lagu sameeyay GEM_IDENTIFICATION_COURSE
Course-da waxa ka faideysan kara ardada iyo dadka xiiseya intaba.
Ku soo biir WhatsApp groupkan si aad u heshid macluumaad dheeri ah: https://chat.whatsapp.com/KoSY3KJmxrvBPKYU1n2S52
F.G: xarunta Sheybaarka waxa ay ku taalaa Bakaaraha, Wadada, 21-ka November, agaggaarka Premier Bank.

SGL-Somali Gemological Laboratory, is the Somaliโ€™s first private laboratory that provides gem authentication and certification service. SGL was established on January 2018 in Mogadishu, Somalia.

CIID WANAAGSAN
21/04/2023

CIID WANAAGSAN

Waxaan dhammaan Muslimiinta ku nool daafaha caalamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay caalamka ka jooga...
24/03/2023

Waxaan dhammaan Muslimiinta ku nool daafaha caalamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay caalamka ka joogaan ugu hambalyeyneynaa dhalashada bisha Barakaysan ee Ramadaan.
Bisha Ramadaan awgeed waxa qiimo dhimis ku sameynay

Ramadaan Kariim

(ุฅูู†ู‘ูŽ ู„ู„ู‘ูŽู‡ู ู…ูŽุง ุฃูŽุฎูŽุฐูŽุŒ ูˆูŽู„ูŽู‡ู ู…ูŽุง ุฃูŽุนู’ุทูŽู‰ุŒ ูˆูŽูƒูู„ู‘ู ุดูŽูŠู’ุกู ุนูู†ู’ุฏูŽู‡ู ุจูุฃูŽุฌูŽู„ู ู…ูุณูŽู…ู‘ูŽู‰... ููŽู„ู’ุชูŽุตู’ุจูุฑู’ ูˆูŽู„ู’ุชูŽุญู’ุชูŽุณูุจู’)I...
20/03/2023

(ุฅูู†ู‘ูŽ ู„ู„ู‘ูŽู‡ู ู…ูŽุง ุฃูŽุฎูŽุฐูŽุŒ ูˆูŽู„ูŽู‡ู ู…ูŽุง ุฃูŽุนู’ุทูŽู‰ุŒ ูˆูŽูƒูู„ู‘ู ุดูŽูŠู’ุกู ุนูู†ู’ุฏูŽู‡ู ุจูุฃูŽุฌูŽู„ู ู…ูุณูŽู…ู‘ูŽู‰... ููŽู„ู’ุชูŽุตู’ุจูุฑู’ ูˆูŽู„ู’ุชูŽุญู’ุชูŽุณูุจู’)

Inna lilahi wa inna ilayhi raajicuun.

Maamulka iyo dhamaan shaqaalaha sheybaarka somalia gemological laboratory waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan wllkeen Afatah Hassan Hussein iyo qoyska, qaraabada geeridii ku timid AUN Mohamed Hassan Hussein oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Asc jimca wmgsan saxibada nagu xiran Kheyraad jimcda aan ka fa,ideysano insha allah
17/02/2023

Asc jimca wmgsan saxibada nagu xiran
Kheyraad jimcda aan ka fa,ideysano insha allah

12/02/2023

Tanzanite display three colors when viewed from different directions.

ุฌู…ุนุฉ ู…ุจุงุฑูƒู‡ Dhamaan macaamisha sheybaarka dhagaxaanta qaaliga ah ee SGL
02/02/2023

ุฌู…ุนุฉ ู…ุจุงุฑูƒู‡
Dhamaan macaamisha sheybaarka dhagaxaanta qaaliga ah ee SGL

Jum'a mubarak dhamaan macaamiisha sheybaarka Somali Gemological Laboratory-SGL
19/01/2023

Jum'a mubarak dhamaan macaamiisha sheybaarka Somali Gemological Laboratory-SGL

WARGELINSheybarka dhagaxaanta qaaliga SOMALI GEMOLOGICAL LABORATORY wuxuu qabanaya dufcadi 4aad  .Course-ka waxa ka faid...
27/10/2022

WARGELIN

Sheybarka dhagaxaanta qaaliga SOMALI GEMOLOGICAL LABORATORY wuxuu qabanaya dufcadi 4aad .
Course-ka waxa ka faideysan kara ardada iyo dadka xiiseya intaba. Fadlan iska diiwangeli linkiga hoose
https://docs.google.com/forms/d/17vwpDZv2RX1IkdVjitNxcm3FcIFLl73BtRzwTtEHJrY/edit
F.G: xarunta Sheybaarka waxa ay ku taalaa Bakaaraha, Wadada, 21-ka November, agaggaarka Premier Bank.
Faah faahin kala xiriir:
+252619936641

Address

Wadada 21 November, Dagmada Howlwadaag, Agagaarka Premier Bank
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:30 - 19:00
Tuesday 08:30 - 19:00
Wednesday 08:30 - 19:00
Thursday 08:30 - 19:00
Saturday 08:30 - 19:00
Sunday 08:30 - 19:00

Telephone

+252619936641

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Gemological Laboratory-SGL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Gemological Laboratory-SGL:

Share