Rufaaci Store

Rufaaci Store like follow please
Rufaaci store
Adeegso hana laguugu adeego adoo qanacsan magaalo,gobol,dal intaba

(Jir fiyow ayaa leh maskax fiyow) dhididka yar kaa baxaya wuxuu caafimaad uyahay jirkaagaEnjoy you time 😉 ⏲️
16/09/2023

(Jir fiyow ayaa leh maskax fiyow) dhididka yar kaa baxaya wuxuu caafimaad uyahay jirkaaga
Enjoy you time 😉 ⏲️

Ku soo dhawoow Rufaaci Store S1?-- Waa maxay RufaaciStore?J1.-- Rufaaci Store hadii aad gobol joogto waxa uu kaa cawinaa...
19/05/2023

Ku soo dhawoow Rufaaci Store
S1?-- Waa maxay RufaaciStore?
J1.-- Rufaaci Store hadii aad gobol joogto waxa uu kaa cawinaa in laguugu soo adeego dugaankaga laguuna geeyo busteejada gaariga gobolkaaga usoo baxaya laguuna soo saaro gariga
S2?-- Rufaaci Store kaliya ma waxay u adeegtaa dadka gobolada jooga?
J2.-- Rufaaci Store kaliya uma adeegto dadka gobolada joogo ee waxay u adeegtaa guud ahaan dadka ku dhaqan gudaha somalia iyo dibadaba (magaalo to gobol gobol to tuulo magaalo to magaalo wadan to wadan)
S3?-- Rufaaci Store hadii ay ii soo adeegto maxay iga rabtaa mise waa free oo waxba igama rabto?
J3.-- Rufaaci Store hadii ay kuu soo adeegto ma,ahan free ee waxay kaa rabtaa qidmad yar oo laguu xisaabaayo barasanteej %.

FG: Rufaaci Store waxaa kugu diyaarsan dad qibrad u leh sida loola gor gortamo ganacsatada loona fiiriyo badeecadaha tayadooda

Address

Mogadishu

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+252612148813

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rufaaci Store posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share