08/12/2025
Machadka Somali Institute of Human Resource Development ( SIHRDEV ), Waxa uu xalay oo ahayd Axad 07-Dec, si guul ah ugu qabsoomay uu qabtay Tababar Ciwaankiisu yahay THE POWER OF MINDSET IN DEFINING SUCCESS.
Tababarkaan oo ahaa mid aad u qiimo badan ayaa waxaa soo jeediyay Mr. ๐๐ฏ๐ฑ๐๐น๐น๐ฎ๐ต๐ถ ๐๐ฏ๐ฑ๐๐น-๐๐๐ถ๐ถ๐ ๐ ๐๐ธ๐ต๐๐ฎ๐ฟ, oo ah ๐๐๐๐ง-๐ค๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ฆ๐ณ๐๐ฆ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ, waxa uuna ku qabsoomay Online, iyadoo ay kasoo qeybgaleen dhalinyaro daneenayso sidii ay u baran lahaayeen Qaabeynta Naftooda, si ay ugu guuleystaan hardanka Noolasha iyo caqabadaheeda.
Ugu dambayn waxaan u mahadcelinaynaa dhalintii kafaa'ideystay Tababarka, innagoo u rajeynayno guulo wax ku ool ah.