Kobciye Program

Kobciye Program Kobciye Program is business incubator and accelerator run by iRise Hub. We offer a tailored training

11/01/2021

Ma tahay qof ku xeel dheer sida mareeg/website-ka loo dhiso ama loo maamulo? Ma leedahay aqoon ama xirfad IT la xariirta?

Waxaa inaga banaan fursadaas shaqo. Fadlan soo codso kahor 16-ka bishaan January 2021. Waxaan fursadaan aad ugu dhiiragelineynaa dumar inee soo codsadaan.

Waxaad CV kusoo dirtaa emailkaan [email protected]

Are you qualified web developer? Do you have IT skills?
We are hiring paid intern to join in our web development team.
Apply before 16th of January. We strongly encourage women for this position. Send your CV in this email:- [email protected]

21/10/2020

Kalimada Aisha Hassan Mohamed oo ah Maamulaha shirkada Doogdoon oo kamid ah shirkadihii ka qalin jabiyay Kobciye Program

'


Irisehub
UNICEF Somalia

21/10/2020

Kalimada Ramlo Mohamed Hassan Maamulaha shirkada Daryeel Soap oo kamid ah shirkadihii ka qalin jabiyay Kobciye Program




Irisehub
UNICEF Somalia

21/10/2020

Abdirasak Dirie Osman oo ah Maamulaha shirkada Rajo Bookshop oo kamid ah shirkadihii ka qalin jabiyay Kobciye Program




Irisehub
UNICEF Somalia

21/10/2020

Kalimada Awil Osman, maamulaha Irisehub ee ku aadan qalinjabintii dhalinyadda Kobciye Program




UNICEF Somalia

21/10/2020

Watch Ibrahim Isse Abdulle's reflection on UPSHIFT graduates.




UNICEF Somalia

21/10/2020

Kalimada Liban Mahad Abdullahi oo ah Maamulaha guud ee shirkada Tayo Training And recruitment agency oo kamid ah shirkadahadii ka qalin jabiyay Kobciye Program.




UNICEF Somalia

15/10/2020

Here is a clip regarding our recent Program graduation ceremony by Minister Jamal Mohamed Hassan, Minister of planning & international cooperation.




UNICEF Somalia

15/10/2020

Watch Hodan Abullahi Ali' reflection on UPSHIFT graduates.




UNICEF Somalia

Hambalyo ayaanu leenahay dhamaan dhalinyaradii maanta dhameystay programka Kobciye 2019-2020. Sharaf ayee inoo tahay ina...
27/09/2020

Hambalyo ayaanu leenahay dhamaan dhalinyaradii maanta dhameystay programka Kobciye 2019-2020.

Sharaf ayee inoo tahay inaan soo saarnay 13 mashruuc oo bilaw ah (startup) oo waliba ku guuleysteen abaalmarin lacag gaareysa $2,000. Maalgalin dheerina loobalan qaaday.

Waxaan umahadcelineynaa dhamaan cidwalba ee nagala qeybqaadatay qabsoomida prograamkaan ee ugu horeyso dowlada federaalka Soomaaliya Iyo hey’adda UNICEF Somalia

Dhamaan waaxaan u rajeyneynaa guul iyo horumar.




UNICEF Somalia

Waxaan umahadcelineynaa dhamaan martidii maanta nagala soo qeybgashay xafladda qalinjabinta Kobciye Incubation Program 2...
27/09/2020

Waxaan umahadcelineynaa dhamaan martidii maanta nagala soo qeybgashay xafladda qalinjabinta Kobciye Incubation Program 2019-2020. Mahadsanidiin.




UNICEF Somalia

Waxaa maanta xafladda qalinjabinta Kobciye Incubation Program inoo soo xiray Agaasimaha waaxda shirkaddaha yar-yar iyo k...
27/09/2020

Waxaa maanta xafladda qalinjabinta Kobciye Incubation Program inoo soo xiray Agaasimaha waaxda shirkaddaha yar-yar iyo kuwa dhax dhaxaadka ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha - Soomaaliya Mr Ibrahim Isse.




UNICEF Somalia

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kobciye Program posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kobciye Program:

Share