Mohamed Abdi Iidow Page

Mohamed Abdi Iidow Page Waddada naarta waa carrabka dumarka دمتم سالمين أين ما كنتم

21/02/2026

تلاوة رمضانية خاشعة

Asc dhamaan Asxaabta iyo walaalaha waxaa caawa saacada markay tahay 03:00 habeenimo (saqda-dhexe) waxaa qaliin Mari doon...
24/04/2024

Asc dhamaan Asxaabta iyo walaalaha waxaa caawa saacada markay tahay 03:00 habeenimo (saqda-dhexe) waxaa qaliin Mari doonto hooyadey mcn xabiibo aadan yuusuf, Marka ducada hanalagu kaalmeeyo inshaa allah.
أسأل الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيها.

25/12/2022

Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Caadle “Waaxaa Hey’add ahaan culeys nagu haya Qof weyn oo qaan gaar ah ayaa waxaa loo soo qaraa inuu caruur yahay,waana xog aan lagu sii Karin Baasaboorka”

24/12/2022

Agaasimaha Guud ee Arr.Bulshada iyo Wacyigelinta G.Banaadir Mudane Cabdullaahi Adam Muuse ayaa Maanta kulan iyo u kuurgelid shaqo ku kormeeray Waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose ee Xamar.

Kormeerkaan ayaa ahaa kulamada gaarka ah ee Waaxyada Arr. Bulshada lala yeelanaayo, waxaana uu Agaasimaha xogwareysi lasameeyay Agaasimaa Caafimaadka iyo Shaqaalaha Waaxda ka howlgala oo ku howlanaa shaqooyin muhiim u ah deegaanka iyo dadka.

Agaasimaha guud ee Arr.Bulshada iyo Wacyigelinta G.Banaadir Mudane Cabdullahi Adam Muuse ayaa bogaadiyay Shaqada Waaxda Caafimaadka isagoo kula dardaarmay in lasii dardargeliyo.

17/11/2022

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, oo maanta furay shirka hannaanka wadashaqeynta ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka, ayaa caddeeyay in dalku uu ka soo gudbay dhibaatooyin badan haddana hiigsanayo horumar.

17/11/2022

Muuqaalka ugu xiisaha badan

13/11/2022

Taageerayaasha xisbiga Waddani ee Hargeysa oo maanta wacdaro dhigey

13/11/2022

Arsenal kkkkkk

12/11/2022

Isbedelka cilimada waa wax ku cusub bulshadeena oo u baahan wacyigelin si loo fahmo khattarta uu sababi karo iyo wadiiqooyinka looga gaashaaman karo.

17/09/2022

Waziir Abdulahi Mohamed Adam guuleyso.

Address

Trepiano
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Abdi Iidow Page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Abdi Iidow Page:

Share