Barre F abdi

Barre F abdi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Barre F abdi, Business service, Barre Official Media BoM, Mogadishu.

25/10/2025

Cirro Waa Mudane Muusena waa Murtad markii la joogo Puntland State House .

24/10/2025

Wariye Yahye Bashir oo igu Soo baaqdey Al ixsaan Stationary And Book Shop Suuq Barwaaqo Galkayo.

22/10/2025

:- Maxuu Madax weyne Firdhiye Ku badashey Maxaabiistii Soomaaliland ee lagu qabtey Goojacade iyo Colaadii Deegaanada Ssc-khatumo.

21/10/2025

! BIishaaro! Bishaaro Reer Suuq Barwaaqo.

Bulshada qiimaha leh ee Suuqa Barwaaqo โ€“ Galkayo, waxaa si farxad leh loogu Bishaareynayaa n xaruntii saddexaad ee Al-Ixsaan Stationery & Bookshop si rasmi ah looga furay Bartamaha Suuq Barwaaqo, oo ku dhow Kaalinta Shoobane, kana soo horjeeda dhismihii h**e ee shirkadda Golis. Amase Tima jaraha sare Ee Saddex xidigood

Al-Ixsaan waxa ay u taagan tahay in ay kaa haqabtirto baahi kasta oo la xiriirta agabka waxbarashada, buugaagta, qalabka xafiisyada, iyo adeegyo kale oo tayo sare leh.

Nala soo xiriir ama na soo booqo xarunta kuu dhow:

๐Ÿ“ Qeybta Suuqa Barwaaqo โ€“ 7947699 / 464855
๐Ÿ“ qeybta Omar Samatar โ€“ 7316507 / 4300666
๐Ÿ“ QeybtaSuuqa Casho Geel / Amal Group agagaarka Machadka Haji Diriye โ€“ 7808582

Ku soo dhawaw Al-Ixsaan Stationery and Book shop Galkayo oo ah Hal-abuurka Waxbarashada!

14/10/2025

Galkayo Magaalo Cabsi oo qof walba Qorigiisa Wato. Barkhadle Farh Abdi

11/10/2025

DOORASHADA HOGAANKA URURKA BEELAHA JAREER WEYNE EE REER SHABEELE EE KU NOOL GOBOLKA MUDUG.

Jimce 10/10/2025 Munaasabad balaaran oo sy Soo qaban qaabiyeen Wax garadka, Cuqaasha iyo Dhalinyarada Beelaha Jareer Weyne ee ku Nool Magaalada Galkacyo Isla markaasna ay ka soo qeyb galen Xildhibaano Ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Galkayo PL, siyaasiyiin culimaa'udin, Cuqaal, Dhalinyaro iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshadda oo lagu Dooranayey Hogaanka Ururka Beelaha Jareer Weyne ee Reer Shabeele Ayaa lagu qabtey Hotel Embassy ee Magaalada Galkacyo.

Doorashadaan oo ay Ku tartamayeen Gudoomiyaha 4 Musharax ayaa ka koobneyd Saddex wareeg ayadoo ugu danbeynti Gudoomiye Loo doortey Mudane Liiban Adam Halka Gudoomiye Ku xigeen loo doortey Jamac Abdi Gooni

Ugu danbeyntii Munaasabada ayaa Ku soo dhamatey Jawi Nabdoon oo Farxdi ka Muuqatey Cid walba oo ka soo Qeyb gashey ayadoo ey sawiro ay ugu hambalyeeynayey la galen Xubnihii la doortey.

09/10/2025

Abwaanad Xubi maxamed Dafle (Xubi dabey) oo si diiran loogu soo dhaweeyey Bosaso.

08/10/2025

"MA fahantey Madaxwaynuhu waa uu so caroodey, Xataa Quraacdii waa ka soo caroodey, mana ahan wax dhaqanka soomaalida lagu yaqaan, Ma fahantey, ma Fahantey"

06/10/2025

"Waan ka xunahey Anagoo ah Shacabkii Soomaaliyeed Madaxweynihii in uu u safrayo Sawir aan kula galo"


Aragtida Shacabka Galkacyo ee Safarkii Xasan Sheekh ee Kismaanyo.

06/10/2025

๐—ฆ๐—ข๐—ข ๐——๐—›๐—”๐—ช๐—˜๐—ฌ๐—ก๐—ง :- ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐— ๐—ผ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ๐—ป ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐—น ๐—œ๐—ป๐˜€๐˜๐—ถ๐˜๐˜‚๐˜๐—ฒ ๐— ๐—ง๐—œ ๐—š๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—”๐—–๐—ฌ๐—ข.

Waxaa si rasmi ah loo furay ๐— ๐—ผ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ๐—ป ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐—น ๐—œ๐—ป๐˜€๐˜๐—ถ๐˜๐˜‚๐˜๐—ฒ ๐— ๐—ง๐—œ ๐—š๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—”๐—–๐—ฌ๐—ข, machad casri ah oo lagu barto xirfadaha gacanta iyo aqoonta tiknoolajiyada ee ugu baahida badan suuqa shaqada maanta.

Machadku wuxuu ku yaal Galkacyo, Garsoor, kasoo horjeedka Hotel Saylaan ama dhabarka dambe ee Hotel Shariqa.

Maadooyinka mahadku uu bixin doono waxaa ka mid ah:

โš™๏ธ Korontada (Electricity & Wiring)
โ˜€๏ธ Solarka (Solar Energy Systems)
๐Ÿ”ง Tuubaystaha (Plumbing)
๐Ÿ’ป Computer Hardware & Software
๐Ÿ“ฑ Mobile Repairing
๐Ÿงต Harqaanka iyo Cilaan-saarka
๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿณ Cunto-karinta iyo Maareynta jikada
๐Ÿฉบ Caafimaadka (Nursing, Pharmacology, Laboratory)
๐Ÿ’ฌ Luuqadaha (English, Arabic & Somali Communication)
โž— Xisaabta iyo maadoyinka sayniska ah

๐—จ๐—๐—˜๐—˜๐——๐—ข๐—ข๐—ฌ๐—œ๐—ก๐—ž๐—” ๐— ๐—”๐—–๐—›๐—”๐——๐—ž๐—”
Modern Technical Institute wuxuu ujeeddadiisu t
Yahay in uu tababaro dhalinyaro xirfad leh oo mustaqbalka is-maareyn kara, si ay uga qayb qaataan horumarinta dalka iyo kobcinta xirfadaha shaqo-abuurka.

๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐—น๐—ฒ๐—ฒ ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† :-
๐Ÿ‘จโ€๐Ÿซ Macallimiin aqoon sare leh
๐Ÿงฐ Qalab casri ah oo lagu tababarto
๐ŸŽ“ Duruus iyo tababaro waafaqsan heer caalami

๐—ž๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—ก๐˜‚๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ.
๐Ÿ“ž 0907559890
๐Ÿ“ž 0907341204
๐Ÿ“ž 0907707333
ยซ ๐ฆ๐š๐ก๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง๐ข๐๐ข๐ง ยป

05/10/2025

Maxaa laga filan Doonaa Kulanka Xasan Shiikh Iyo Ahmed Madoobe Ee Kismaanyo?

04/10/2025

"Suuqyada muqdisho xasan shiikh ha laga bad baadiyo."xil daahir amiin jeesow

Address

Barre Official Media BoM
Mogadishu
SHEEKOOYIN, WARAR, MAJAAJI LOOYIN IYO DHACDOOYI

Telephone

+252906448451

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barre F abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Barre F abdi:

Share