Maru Port Services LTD

Maru Port Services LTD Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maru Port Services LTD, Business Center, Mogadishu airport, Mogadishu.

28/11/2022
28/11/2022
28/11/2022

Shirkadda Maru Port Service LTD Oo ka Shaqeysa adeega Tayo dhowrka badeecadaha Dalka Soo Gala iyo kuwa ka baxa Oo Muqdisho laga Daahfuray.

28/11/2022

Shirkada Maaru Port Service Oo ka Shaqeysa adeega Tayo dhowrka badeecadaha Dalka Soo Gala iyo kuwa ka baxa Oo Muqdisho laga Daahfuray.

28/11/2022
28/11/2022
28/11/2022

Shirkadda Maru Port Services oo maanta laga dahafuray Muqdisho ayaa ka shaqeyn doonta hubinta tayo-dhowrka cunada, daawooyin iyo waxyaabaha dalka soo gala kana baxa.
Waxay xiriir la leedahay Shirkad caalamiga ah ee INTERTEK kana shaqeysa adeegyada tayo-dhowrka (Quality Control).

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS ayaa shirkadda Maru siisay shatiga shaqo kadib markii ay buuxisay shuruudihii looga baahna laguna qancay qalabka casiriga ah ay ku howl-galeyso.

28/11/2022
28/11/2022

Address

Mogadishu Airport
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maru Port Services LTD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share