Indhayare Online Market

Indhayare Online Market kusoo dhawaada pageka daahir indhayare page waxaanu kusoo bandhigi doonaa fursado shaqo caafimaad iyo arimaha caafimadka

13/12/2025

Trum dagal somali uu lagaley waan uga adkaaney somaha

02/10/2025

Libaxu waa gob maganta wuu ilaliyaa

29/09/2025

Soo dhaweyntii galabta gudoomiyaha barlamanka dawlada goboledka waqooyi bari Somalia mudane dr adan Abdullahi aw xasan.

16/12/2024

Asc xabad joojin dagalka cerigabo hala joojiyo waxba lagama faidin qasaare maahe

26/11/2024

Tuuga hala iska ilaaliyo

20/08/2024

Afar waa inay Naagtu kaga hooseysa
Ninka qaba!!
1. Da'da- waa inay ka yar tahay.
2. Dhererka- waa inay ka gaaban tahay
3. Maalka- Waa in aanay ka dhaqaale badneyn
4. Nasabka- Waa in aanay ka gobsaneyn.

Adna fekerkaga maxay kula tahay
Commentiga kusoo dir

14/08/2024

Waxaan halkan hanbalyo uga diraya dhaman shacabka galmudug dabal daga august

26/07/2024
25/07/2024

Bisharo bisharo waxaan idiinkeenay application laga shaqeysanayo bilaash isku diwaan gali malinkasta shaqeyso 45 doller iska diwangali link hoose fadhigaga kushaqeyso waa wax aan soo hubiyey anigu

Address

Wadnaha Street
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 22:00
Tuesday 07:00 - 22:00
Wednesday 07:00 - 22:00
Thursday 07:00 - 22:00
Saturday 07:00 - 22:00
Sunday 07:00 - 22:00

Telephone

+252616757320

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Indhayare Online Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Indhayare Online Market:

Share