23/08/2025
Xarunta Fikir ayaa qabatay tababar kor loogu qaadayo tayada ardayda oo ku saabsan soo jiidashada ardayda cusub iyadoo la adeegsanayo Xeeladaha Suuqgeynta Sumcadda Waxtarka leh loona qabtey Kooxda Suuqgeynta Jaamacadda Daaru Salaam. Tababarkan ayaa lagu qabtay xarunta tababarka ee Jaamacadda Daaru Salaam ee magaalada Muqdisho.
Fikir Center conducted capacity building training on Attracting New Students Through Effective Brand Marketing Strategies for the Marketing Team of the University of Daaru Salaam University. The training was held at the Daaru Salaam University training center in Mogadishu.