Ugaas C/rashiid Ugaas Bilow

Ugaas  C/rashiid Ugaas  Bilow midnimada Dalka waa muqadas

15/11/2025
14/11/2025
08/11/2025
07/11/2025
06/11/2025
03/11/2025
03/11/2025
02/11/2025
Inaalilaahi wainaa Ilaahi Raajicuun Waxaan Halkan ugu Tacsiyaynayaa Abtigay Cabdullaahi macallin Xasan oo ku geeriyooday...
01/11/2025

Inaalilaahi wainaa Ilaahi Raajicuun
Waxaan Halkan ugu Tacsiyaynayaa Abtigay Cabdullaahi macallin Xasan oo ku geeriyooday Degmada Luuq.

Waxaan Allaah ugu baryayaa kitaabkiisa uu gacanta midig kasiiyo Anagana Samir iyo iimaan Allaah naga siiyo.
Aamiin.

Waxaan ka Qayb galay Xafladda Daahfurka Iskuulka Baabu Rayaan Primary & Secondary School- Luuq Oo laga hirgaliyay Degmad...
22/08/2025

Waxaan ka Qayb galay Xafladda Daahfurka Iskuulka Baabu Rayaan Primary & Secondary School- Luuq
Oo laga hirgaliyay Degmada Luuq Qaybtiisa labaad.
Waxaan Bogaadinayaa Goobaha waxbarashada oo ku soo kordhaya Degmada Luuq.

Waxaan ku bogaadinayaa dhammaan bulshada Ku dhaqan degmada Luuq in Aan xoogga Saarna Goobaha waxbarashada si looga baxo Jaahilnimada.

Address

Makka Almukaram
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ugaas C/rashiid Ugaas Bilow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ugaas C/rashiid Ugaas Bilow:

Share