Adeeg Bulsho

Adeeg Bulsho Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Adeeg Bulsho, Consulting Agency, Agagaarka İsgoyska shaqaalaha/dhismaha Banadir Plaza/D:1 Albaabka 7’aad, Mogadishu.

Xarunta Adeeg Bulaho, waxa ay idiinka caawineysaa adeegyada kala ah;

- Waxbarashada Jaamacada Turkiga kuyaalla.
- Adeegyada Caafimaadka.
- İibinta guryaha.
- Adeegyada ganacsiga İWM.

Madooneysaa Visa waxbarasho ee dalka Turkiga?Waxaan bilownay qabashada ardayda sannad dugsiyeedka 2022-2023.
24/01/2022

Madooneysaa Visa waxbarasho ee dalka Turkiga?

Waxaan bilownay qabashada ardayda sannad dugsiyeedka 2022-2023.

Shirkadda Adeeg Bulsho waxa ay qaadi doonta İmtixaanka YÖS ee lagu galo Jamacadaha dalka Turkiga. Ardayda dooneysa in ay...
16/01/2022

Shirkadda Adeeg Bulsho waxa ay qaadi doonta İmtixaanka YÖS ee lagu galo Jamacadaha dalka Turkiga. Ardayda dooneysa in ay kafaideystaan waxa ay la xiriiri karaa telfoonnada hoos kuqoran.

848898, 0611049090.

Ama booqo xafiiska shirkadda ee kuyalla İsgoyska shaqaalaha.

06/01/2022
Ka fa’ideysi wacan
18/11/2021

Ka fa’ideysi wacan

WAX KUSOO BARO DALKA TURKY 🇹🇷 KUNA HEL VISAHA WAXBARASHO QIIMO JABAN IYO WAQTI YAR ⏱📞NAGALA SO XIRIIR 0611049090, 614995...
07/07/2021

WAX KUSOO BARO DALKA TURKY 🇹🇷 KUNA HEL VISAHA WAXBARASHO QIIMO JABAN IYO WAQTI YAR ⏱
📞NAGALA SO XIRIIR 0611049090, 614995558

SHIRKADDA ADEEG BULSHO WAXAY U DIYAARISAY ARDAYADA SOO DHAMEYSTAY DUGSIGA SARE VISAHA WAXBARASHAD DALKA TURKY KALA XIRII...
30/05/2021

SHIRKADDA ADEEG BULSHO WAXAY U DIYAARISAY ARDAYADA SOO DHAMEYSTAY DUGSIGA SARE VISAHA WAXBARASHAD DALKA TURKY KALA XIRIIR TEL: 848898, 615115783, 615212220, 619619393

Waxaan hambalyo u direynaa dhamman ardaydii qalin badalatay, waxaan u rajeyneynaa mustaqbal wacan.
07/09/2020

Waxaan hambalyo u direynaa dhamman ardaydii qalin badalatay, waxaan u rajeyneynaa mustaqbal wacan.

Haddi aad daneyneyso Visa waxbarasho dalka Turkiga ah nala soo xiriir.Mahadsanid.
05/09/2020

Haddi aad daneyneyso Visa waxbarasho dalka Turkiga ah nala soo xiriir.

Mahadsanid.

03/09/2020

Madooneysaa inaad wax kusoobarato dalka Turkiga

Waxaan kaqeyb galnay kulan looqabtay arday sannadkan ka qalin jabisay dugsiyada sare ee doonaya in ay kubiiraan jaamacad...
24/08/2020

Waxaan kaqeyb galnay kulan looqabtay arday sannadkan ka qalin jabisay dugsiyada sare ee doonaya in ay kubiiraan jaamacadaha dalka iyo kuwa dibadda.

Adeeg bulsho ahaan waxaan uga qeyb qaadannay kadis ah tijaabi nasiibkaaga. Ardaygii kuguuleysta waxa aan u ballan qaadnay Admission & Visa waxbarasho oo dalka Turkiga ah.

Ardaydii guuleysatay waxaan leenahay nasiib wacan.

Address

Agagaarka İsgoyska Shaqaalaha/dhismaha Banadir Plaza/D:1 Albaabka 7’aad
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 18:00
Tuesday 08:30 - 18:00
Wednesday 08:30 - 18:00
Thursday 08:30 - 20:00
Saturday 08:30 - 18:00
Sunday 08:30 - 18:00

Telephone

+252611049090

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adeeg Bulsho posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Adeeg Bulsho:

Share