Haldoor academy

Haldoor academy ku soodhawaw haldoor academy
halkaan waxad ka helaysa koorsoyin ku saabsan sida online lacag looga sameeyo
sida cryptocurrency,... Mubarak media

26/12/2024

๐Ÿ‘‰0๏ธโƒฃ6๏ธโƒฃ1๏ธโƒฃ 4๏ธโƒฃ4๏ธโƒฃ4๏ธโƒฃ7๏ธโƒฃ5๏ธโƒฃ1๏ธโƒฃ0๏ธโƒฃ
๐˜ฝ๐™–๐™ง๐™ค ๐™จ๐™ช๐™ช๐™ฆ๐™– ๐™˜๐™ง๐™ฎ๐™ฅ๐™ฉ๐™ค๐™˜๐™ช๐™ง๐™ง๐™š๐™ฃ๐™˜๐™ฎ ๐™ค๐™ค ๐™จ๐™–๐™ข๐™š๐™š ๐™ž๐™จ ๐™—๐™–๐™™๐™–๐™ก ๐™™๐™๐™–๐™ฆ๐™–๐™–๐™ก๐™š,.

31/10/2024

Laxariir๐Ÿ‘‰0๏ธโƒฃ6๏ธโƒฃ1๏ธโƒฃ 4๏ธโƒฃ4๏ธโƒฃ4๏ธโƒฃ7๏ธโƒฃ5๏ธโƒฃ1๏ธโƒฃ0๏ธโƒฃ
๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐—ฐ๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ๐˜€ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ผ ๐˜€๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฎ ๐—ผ๐—ป๐—น๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฐ๐—ฟ๐˜†๐—ฝ๐˜๐—ผ๐—ฐ๐˜‚๐—ฟ๐—ฟ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐˜†

31/10/2024

Sidee looga trade gareeyaa dexscreener

Haldoor academyDadku suuqa way kuwada jiraan lkn wa lagu kala xariifsanyahay. samaynta lacagta dad ayaa airdrop 1,000 ka...
27/10/2024

Haldoor academy

Dadku suuqa way kuwada jiraan lkn wa lagu kala xariifsanyahay.

samaynta lacagta dad ayaa airdrop 1,000 ka sameyey billo kooban dadna 100 xita k**a samayn marka aad suuqa ku cusub tahah waxa laga yaaba hal malin ama saacadi ina lacag ka badan $300 lkn hadana wad qasarine waayo waxa ka maqan mid ka mid ah furayasha ugu waa wayn taas oo ah self-control( xakaynta nafta)

Tusaale waxaa ku trade garaysay $50 waxadna qabatay saacado guduhood wax ka badan $300, inta badan dadka waxay ku fakaraan kwrn meshaa $50 uga gashay hadaa $100 ama $200 uga galilehed kumana qanacsana lacagta ay helen markas ee madax xanun ayey ka sii qadaan, wayo trade-ka wu iska galay on hadaf la,aan,
halka dad trade-ka yaqan ay iska labaan computer ka kadibna ay shaqoyinkooda kale iska qabsadan ayago ku faraxsan guushaas.

Nasiibku wa meshiisa lkn aqoon iyo xariifnimo ayaa la is dheeryahay dadka qaar ayaa samaynsta strategy-yada ayaga ugooni ah oo ay ku trade gareeyan ayagon macalin ka soobar

24/10/2024

Sidee looga shaqaysta cryptocurrency

21/10/2024

Hordhac waa maxay cryptocurrency

Haldoorcrypto2025 ma noqodoonta mid nolosha dad badan badasha.Cryptocurrency sida looga bartay afartii sanaba mar  waxaa...
17/10/2024

Haldoorcrypto

2025 ma noqodoonta mid nolosha dad badan badasha.

Cryptocurrency sida looga bartay afartii sanaba mar waxaa dhaca bitcoin halving taariikh cusub ayeyna samaysa.

News ka waxa ka so baxaaya warar wanaagsan .
Bitcoin 48 saac la soodhaafay waxay kor udhaaftay $68 kun,
September waxay ehed bishii DCA-da la samaynayey ee miraha la arursanayey dadka suuqa ka baqay hada damac ayaa ku jira suuqina way ka cabsanayaan maanta damaca wuxu ahaa 60%

Maxa rajayna 2025 bitcoin meqo ayey gaari kartaa, suuqase maku jirtaa.

16/10/2024

๐Ÿ‘‰0๏ธโƒฃ6๏ธโƒฃ1๏ธโƒฃ 4๏ธโƒฃ4๏ธโƒฃ4๏ธโƒฃ7๏ธโƒฃ5๏ธโƒฃ1๏ธโƒฃ0๏ธโƒฃ
๐–๐š๐š ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐œ๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ž๐๐ข๐ข ๐š๐š๐ ๐ฐ๐š๐๐š ๐ฌ๐ฎ๐ ๐š๐ฒ๐ง๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š ๐œ๐ซ๐ฒ๐ฉ๐ญ๐จ๐œ๐š๐ซ๐ž๐ง๐œ๐ฒ,
๐‡๐š๐๐š ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง ๐ ๐š๐ฅ๐ข ๐’๐š๐š๐ ๐จ๐ ๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ญ๐จ ๐ฆ๐ข๐ฅ๐ฒ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐š๐๐š ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ๐ค๐š.

Maanta oo ah 15ka Oktoobar 2024, wararka cryptocurrency ayaa tilmaamaya dhowr isbeddel muhiim ah:1. Bitcoin iyo Qiimaha ...
15/10/2024

Maanta oo ah 15ka Oktoobar 2024, wararka cryptocurrency ayaa tilmaamaya dhowr isbeddel muhiim ah:

1. Bitcoin iyo Qiimaha Suuqa: Bitcoin wuxuu gaaray $66,000 iyadoo la filayo in lacagaha ribada ah la dhimayo, taas oo kor u qaadaysa kalsoonida suuqa. Maalgashadayaasha ayaa sidoo kale arkaya fursado wanaagsan oo suuqa ah, taas oo ka dhalatay go'aannada dhaqaale ee Bangiga Dhexe ee Maraykanka iyo qaar kale oo caalami ah.

2. Altcoins iyo NFT-yada: Avalanche (AVAX), Dogecoin (DOGE), iyo Solana (SOL) ayaa sare u kacay bishii Sebtember, iyagoo sii wada koritaanka bisha Oktoobar. Sidoo kale, NFT-ga suuqa ayaa la daalaa dhacaya, iyadoo qiimaha iyo iibku hoos u dhaceen in kabadan 21%.

3. Wadamada Khaliijka iyo Dhaqaalaha DeFi: Imaaraadka Carabta ayaa ansixiyay shati u oggolaanaya in shirkadda ugu horreysa ee lacagaha degaanka ku shaqeysata (stablecoin) si sharci ah uga howlgasho, taas oo sii xoojinaysa dhaqaalaha DeFi ee gobolka.

Isbedelladan waxay muujinayaan in suuqa cryptocurrency uu sii wada koritaanka iyo horumarka, inkastoo dhibaatooyin gaar ah ay jiraan sida hoos u dhaca NFT-yada iyo caqabadaha la xiriira sharciyeynta.

Haldoorcrypto.

Haldoorcrypto.Qayb yar oo ka mid ah Taariikhda bitcoin๐Ÿ‘‡ Bitcoin waa lacag dijital waana coin-ka ugu wayn suuqa, "cryptoc...
13/10/2024

Haldoorcrypto.

Qayb yar oo ka mid ah Taariikhda bitcoin๐Ÿ‘‡

Bitcoin waa lacag dijital waana coin-ka ugu wayn suuqa, "cryptocurrency" waxaa la sameeyay sanadkii 2008-2009. Waxaa la bilaabay in la isticmaalo sanadkii 2009, waana lacagta ugu horraysa ee loo sameeyay qaab aan dawlad ama hay'ad kale gacanta ku haynin.

Taariikhda Bitcoin:

1. 2008: Qoraal cilmiyeed (white paper) oo ku saabsan Bitcoin ayaa la daabacay bishii October 2008. Waxaa qoraalkan lagu magacaabay "Bitcoin: A Peer-to-Peer Electronic Cash System," waxaana qoray qof ama koox la baxay magaca *Satoshi Nakamoto*.

2. 2009: Satoshi Nakamoto wuxuu daahfuray Bitcoin bishii January 2009 isagoo isticmaalaya software-kii ugu horreeyay ee Bitcoin. Macmiilkii ugu horreeyay ee Bitcoin waxaa la sameeyay 3-dii January 2009, waana maalintii ugu horreysay ee la soo saaray *blockchain*-kii ugu horreeyay ee loo yaqaan "Genesis Block."

Haldoorcrypto: Sidee looga shaqeystaa cryptocurrency?Waxaa looga shaqeystaa 4-tan qaab ee kala duwan, oo mid kasta uu ka...
03/10/2024

Haldoorcrypto:

Sidee looga shaqeystaa cryptocurrency?

Waxaa looga shaqeystaa 4-tan qaab ee kala duwan, oo mid kasta uu kaaga baahanyahay aqoon isaga u gaara oo muhiim ah, iyo sidoo kale inaad taqaan guud ahaan sida ay u shaqeyso cryptocurrency.
4-taan qaab waxay kala yihiin:

1, CEX iyo DEX trading (CEX Trading waxaa ka mid ah tusaale Binance dadka ka trade gareeya.
DEX trading waxaa ka mid ah tusaale dadka Uniswap iyo Pancakeswap ka trade gareeya).

2, Investment ama maalgaashi, coins iibso suuqana isaga bax oo danahaaga ka raaco

3. Presale/private sale Investors: Qoladani waa dad coins-ka kusoo qaata si private ah ka hor inta aan suuqaba la keenin oo lagu sameeyn investment iyo trading toona.

4. Miners (ka qaybqaadashada testnet-ka ama mainnet-ka)
Hadaba qaybtee joogtaa ama kagasoo shaqaysataa adigu..?

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252615778285

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haldoor academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Haldoor academy:

Share