USE24 Training

USE24 Training USE24 IS Global management Consulting firm that helping you to be significantly more efficient, ef www.use24.org
[email protected]
252-615344480
252-617219997

About Us
USE24 Global management Consultants that helping you to be significantly more efficient, effective and financially profitable our global management consulting services focus on our clients’ most critical issues and opportunities strategy, marketing, organization, operations, technology, transformation, digital, advanced analytics, corporate finance, mergers & acquisitions and sustainabi

lity across all industries and geographies

Our Mission
Help leaders in the commercial, public, and social sectors develop a deeper understanding of the evolution of the global economy and to provide a fact base to help decision making on critical issues

Our Vision
Is to be best leading consulting firm operating worldwide to save you time doing what you like .

22/07/2021
Entrepreneurship and Innovation TrainingUSE24 GLOBAL MANAGEMENT CONSULTANTSQaybta tababarada waxa ay qabanaysaa tababar ...
06/06/2021

Entrepreneurship and Innovation Training
USE24 GLOBAL MANAGEMENT CONSULTANTS

Qaybta tababarada waxa ay qabanaysaa tababar laxariira ganacsiga iyo hal-abuurka waxuu ka dhici doona qaybta labaad ee USE24 Maka al mukarama magaalada Muqdisho

waxaa lagu baran doonnaa ikhtiraacida ganacsiga iyo fikradaha hal-abuurka leh waxaa cashirada bixin doonna macalimiin Master iyo PHD ah

sidoo kale waxaa kasoo qeyb gali doonna shirkado ganacsi iyo shaqsiyaad hal-abuur leh oo aad wax badan ka faa'iidi doontid .
waxaa talo bixin kaa sii doona hal abuurdaka in kabadan 25 lataliye kuuna samayn doona xeerarka muhiimka ha si uu u guulaysto hal abuurkada .

USE24 GLOBAL MANAGEMENT CONSULTANTS” Waxa ay kugu dhiiri galinaysaa fikrad walba oo waxtar leh waxaan diyaar u nahay in aan kuu maal galino waxaan hormarkaada u aragnaa hormarkayna waxaan mudnaanta siinaynaa
1:Fikradaha Cusub.
2:Gadista saamiyada shirkadaha waa wayn.
3:Gadista hantida maguurtaada ah.

sidoo kale Waxaa lagu bixin doonnaa shahaado caalami ah .
Hadii aad daneyneyso inaad ka qeyb gasho buuxi foomkaan hoose ee link-ga

https://docs.google.com/.../1FAIpQLSeENTOCZjnfm9.../viewform

www.use24.org
[email protected]
615344480
617219997.

05/06/2021
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa soo saaray Jadwalka  Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad, Sanad Dugsi...
09/05/2021

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa soo saaray Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad, Sanad Dugsiyeedka 2020 2021.

Wasaaradda Waxbarashada oo hal todobaad dib u dhigtay Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiga sareWar-saxaafadeed ka soo bax...
05/05/2021

Wasaaradda Waxbarashada oo hal todobaad dib u dhigtay Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiga sare
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in muddo todobaad ah dib loo dhigay imtixaanka Shahaadia ah ee dugsiga sare.

Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidan:-

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay halkaan kula wadaagaysaa dhammaan bahda Waxbarashada gaar ahaan masuuliyiinta dalladaha, maamulayaasha dugsiyada, ardayda iyo waalidiinta in imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare uu ku yimid dib dhac kooban oo ah asbuuc. Dib u dhacaan oo ka yimid culeysyada soo kordhay maalmihii la soo dhaafay, taas oo saamaysay ardayda, ayay Wasaaraddu garawsatay in lagama maarmaan ay tahay in ardayda la siiyo waqti dheeri ah si ay isugu diyaariyaan imtixaanka.

Haddaba, Wasaaraddu iyada oo ka amba-qaadeysa dib-u-dhacaas ayaa waxay halkaan idinkula wadaageysa in imtixaanka sannad-dugsiyeedkan 2020/21 la qaadi doono 29ka Maajo illaa 2da Juunyo, 2021. Sidaas daraadeed, Wasaaraddu waxay ku boorinaysaa dhammaan ardayda ka qayb-gelaya imtixaanka in ay waqti siiyaan muraajacada cashirrada si ay ugu guuleeystaan imtixaanka ayna u helaan natiijo ku habboon dedaalkooda.

Wasaaraddu waxay u rajaynaysaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee sanadkaan imtixaanka u fariisanaya Nasiib Wanaagsan iyo Mustaqbal Horumarsan.

USE24 GLOBAL MANAGEMENT CONSULTANTSPromote your Business and  give  your business solution www.use24.orginfo@use24.org61...
29/04/2021

USE24 GLOBAL MANAGEMENT CONSULTANTS
Promote your Business and give your business solution

www.use24.org
[email protected]
615344480
617219997

Address

Wadada Sodonka
Mogadishu
384C+7FMOGADISHU

Telephone

+252615344480

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when USE24 Training posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to USE24 Training:

Share