13/10/2026
Nin sxbkeya ayaa isoo wacay, dhowr daqiiqo kadib markaan muqaalkaan geliyey social media. Wuxuu igu yiri “war dhega dhegaha iska bixi, waa ceeb iyo fadeexo” maxad ka hadlaysaa ayaan ugu jawaabay. “Video aad soo sheergareysay fiiri” markaas ayaan fahmey waxa uu ka hadlayo. Sawirkaan ayaan u diray, waxana u sheegay waa cod gudbiye wax lagu dhegeysto ee sifiican u fiiri caana hele.
War anagaa yaabnay. 🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂