Keshflip

Keshflip Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Keshflip, Currency exchange, Adani Towers, Makka Almukarama Road, Hodan, Mogadishu.

Which of these projects was the First to introduce the cconcept of smart contracts?
19/09/2025

Which of these projects was the First to introduce the cconcept of smart contracts?

Quickly tap into market opportunities and enhance your trading potential with Keshflip!
07/09/2025

Quickly tap into market opportunities and enhance your trading potential with Keshflip!

Isbeddelka dhaqaalaha casriga ah waxaa hoggaaminaya Teknolojiyadda Kiribto, hal App oo keliya ayaa ku siin kara fursado ...
26/08/2025

Isbeddelka dhaqaalaha casriga ah waxaa hoggaaminaya Teknolojiyadda Kiribto, hal App oo keliya ayaa ku siin kara fursado aan xadidnayn si aad ula jaanqaaddo mustaqbalka maaliyadeed ee dunida.

Waan kusoo socodaa maalin dhow Mr/Ms Kiribtoyaal.

Maalmaha soo socda… Alaab heer caalami ah ayaa ku soo socda, jeebkaaga iyo kistaadana u roon.
20/08/2025

Maalmaha soo socda… Alaab heer caalami ah ayaa ku soo socda, jeebkaaga iyo kistaadana u roon.

Madasha Hab-maamulka Internet-ka ee Soomaaliya (SIGF2024) waxay ahayd madal muhiim ah oo aan ku iftiiminay awoodda Kirib...
02/12/2024

Madasha Hab-maamulka Internet-ka ee Soomaaliya (SIGF2024) waxay ahayd madal muhiim ah oo aan ku iftiiminay awoodda Kiribto (Cryptocurrency) iyo saameynta ay ku yeelan karto nidaamka maaliyadeed ee Soomaaliya. Intii lagu guda jiray panel-ka muhiimka ah ee 'Fintech Governance,' waxaa lagu falanqeeyay sida sharciyeyn hufan iyo nidaam decentralized ah ay u noqon karaan furaha kobcinta dhaqaalaha iyo horumarinta nidaamka maaliyadeed.

Cabdiraxmaan Aadan Cali, Maamulaha Guud ee Keshflip (CEO), ayaa yiri:
'Si loola jaanqaado horumarka WEB3.0 iyo Blockchain, waxaan ku adkeeyay madasha Somalia Internet Governance Forum (SIGF2024) baahida loo qabo dhismaha xeerar u dhigma fursadaha tiknoolojiyadda casriga ah. Sidoo kale, waa muhiim in xogta la madax-bannaaneeyo si loo xoojiyo kalsoonida nidaamyada dijitaalka ah iyo in bulshadu si buuxda uga faa’iidaysato fursadaha dhaqaalaha cusub ee tiknoolojiyadda.'

Waxaan aaminsanahay in iskaashiga daneeyayaasha kala duwan uu muhiim u yahay hirgelinta fursadaha uu Kiribto keeni karo, annaga oo ka dhiseyna mustaqbal maaliyadeed oo xasilloon, casri ah, kana jawaabaya baahiyaha bulshada."



27/11/2024

Cabdiraxmaan Aadan Cali, Agaasimaha Guud ee Keshflip, ayaa ka mid ah ka qeybgalayaasha fadhi-doodyada muhiimka ah ee Madasha Hab-maamulka Internet-ka Soomaaliya.

"Isdhexgalka dhallinyarada iyo dhiirrigelintooda waa tiirkeenna koowaad ee awood-siinta jiilka cusub ee Soomaaliyeed. Ta...
17/10/2024

"Isdhexgalka dhallinyarada iyo dhiirrigelintooda waa tiirkeenna koowaad ee awood-siinta jiilka cusub ee Soomaaliyeed.
Taabogelinta Somali Football Awards waxay noo tahay farxad iyo sharaf, maadaama aan gacan ka geysanayno horumarinta hibada dhallinyarada iyo kobcinta isboortiga Soomaaliya."



Sharaf ayeey inoo tahay in Keshflip Sanadkan ay qeeyb ka yihiin taaba galiyaasha Somali Football Awards 2024


"Haweenka waa lafdhabarta bulshadeenna, waxaana naga go’an inaan si buuxda u taageerno hablaha si loo xoojiyo kaalintood...
06/10/2024

"Haweenka waa lafdhabarta bulshadeenna, waxaana naga go’an inaan si buuxda u taageerno hablaha si loo xoojiyo kaalintooda hoggaamineed. Keshflip waxay ku faraxsan tahay inay garab istaagto Taabogelinta Women For STEM, oo astaan u ah dhiirrigelinta iyo horumarinta hablaha Soomaaliyeed, anagoo ka shaqeynayna mustaqbal ifaya iyo guulo la taaban karo."


02/10/2024

Waqtigii aad noloshaada ku beddeli lahayd waa HADDA! Keshflip waxay kuu diyaarinaysaa madal casri ah oo kuu sahlaysa inaad lacagtaada kiribto si sahlan, sugan, oo degdeg ah ugu maamusho.

Ma u diyaar tahay inaad ka faa’iideysato awoodda blockchain-ka?

Waa fursadda aad ku xoojin karto dhaqaalahaaga oo aad ku guuleysan karto tartanka loogu jiro lacagaha mustaqbalka dijitaalka ah. Xalal waaweyn ayaa ku sugaya, oo adiga kuu gaar ah — dooro, maamul, oo ku kobci Kiribtadaada si kalsooni leh! Ha lumin fursadda aad ku noqon karto xubin ka mid ah Family-Keshflip."


"Maanta waxaa magaalada Singapore si rasmi ah uga furmay shirweynaha caalamiga ah ee Token 2049 oo socon doona inta u dh...
18/09/2024

"Maanta waxaa magaalada Singapore si rasmi ah uga furmay shirweynaha caalamiga ah ee Token 2049 oo socon doona inta u dhaxaysa 18-19. Abdirahman Adan Ali, Mareeyaha Guud ee Keshflip, ayaa ka qeybgalay shirkan muhiimka ah oo ay iskugu yimaadeen dhammaan shirkadaha ka shaqeeya lacagaha danabaysan ee dunida daafaheeda ka jira.

Shirkan wuxuu diiradda saarayaa horumarka iyo isbeddelada ku wajahan dhaqaalaha dhijitaalka ah. Ka-qeybgalka Keshflip wuxuu caddeyn buuxda u yahay sida aan ugu diyaarsanahay hoggaaminta iyo la jaanqaadka tiknoolojiyada cusub, gaar ahaan Token 2049 oo ah dhacdo xiiso leh oo kor u qaadeysa mustaqbalka lacagaha kiribtada iyo dhaqaalaha dhijitaalka ah."



Address

Adani Towers, Makka Almukarama Road, Hodan
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Keshflip posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share