Maxamed Yusuf maxamuud Nacje

Maxamed Yusuf maxamuud Nacje [email protected] work and health

21/09/2024

Waxaa kuu xiisay dhaayo
Ku dhaygagi jiray ishaadda
Waxaa wali kuu dhibtoota
Nafaad tahay dhaymaheedda,

Qalbiga wali k**a dhamaanin
Xasuustii idin dhex taalay,
Waxaa dhulsugaaya maankan
Adoo jecel aad ka dheertay,

Naftayduna k**a dhaqaaqin
Halkaad kaga soo dhaqaaqday
Waxay wali dhawraysaana
Inaad dib u soo dhawaato,

Hadaadse i dhaadi waydo
I diidood dhaga adaygto
Bariidadda ha ila dhaafin
Adoo fog dhambaalo soo dir .

Sow halacsigaagi k**a helinSow dareem ku haybshaa ima hor kacoSow uma hamuum qabo inaan ku heloSow hilow daraada howl ma...
11/09/2024

Sow halacsigaagi k**a helin
Sow dareem ku haybshaa ima hor kaco
Sow uma hamuum qabo inaan ku helo
Sow hilow daraada howl ma maro
Sow kuma heeso had io gooor
Sow kuma haystoo kuma hiigsado

05/08/2024

dhaliisha dowlaadnimad waa furantahay
waan dumqurdiyad iyo xuriyaad
qowlka midaas
lkin xadkii logu tala galay hadeey dhafto
ar yaa iso daayo ayeey gaari marka
waxan so jidin lahay dhalisha si asluuba
halo ladhiilo madaxda ayadoo cirdigooda
lugu xad gudbiin
halne waxan leh dadka qabiil
ka dhigaa bahsha cadi iska dhiiga
qofka hadoow xil dhowlo haayo qabiil mahine
hora lo dhalilu lahay intowna qaban xilka ayaa
la dhaliili lahay lkin hada waxa lugu dhalila
xilka oow umada u haayo sidaas u fahma

02/02/2024

Asc jimco wanaagsan

Fahamka qiimahaaga waa garasho xoog leh. Waxay ku saabsan tahay inaad aragto qiimahaaga iyo inaad ogaato inaad u qalanto cilaaqaad iyo deegaan ku kobciya oo ku taageera.

Waxaa jirta awood qoto dheer oo aad ku dooranayso inaad ku hareerayso dadka ku ixtiraama oo ku sarraysiiya.

Mararka qaarkoodna, tani waxay la macno tahay samaynta go'aan adag oo aad ka fogaato meelaha iyo shakhsiyaadka aan aqoonsanayn qiimahaaga.

Kaliya maaha inaad maya tidhaahdo waxa ku dhibaya, laakiin sidoo kale inaad haa tidhaahdo waxa kaa caawinaya inaad koraan. Kala hormarinta wanaagaaga maaha danaysi; waa lagama maarmaan.

Tallaabo kasta oo diidmo ka fogaato waa tallaabo aad ugu dhowdahay nolosha taas oo aad ula jaan qaadaysa naftaada dhabta ah.

Marka aad doorato in aad ka tagto xaalad ruuxa kaa dareerinaysa, kaliya ma soconaysid; waxaad h**e ugu socotaa jiritaan ka dhab ah oo dhammaystiran.

Socdaalkan aqoonsiga iyo kobcinta qiimahaaga ayaa laga yaabaa inuu noqdo mid adag, laakiin si cajiib ah ayaa faa'iido leh.

Xasuusnoow, fal kasta oo is-daryeelid ah, haba yaraatee, waa tallaabo loo qaaday dhinaca farxadda iyo caafimaadkaaga.

Waxaad kobcinaysaa nolol aan farxaddaada iyo nabaddaada aan la soo dhawaynayn balse ay tahay mudnaanta koowaad. Taasina waa hab dhab ah oo awood u leh in lagu noolaado.

02/02/2024

: Wakhati Meel Lagu Qaato meeshan ugu Jacelhay Xeebta Waaye Goora Gabalko Gaban Yahay oo Leyan Macaan Sucuto iyo bilaa muuqa Wllhi Waxab ku Sawirmaa 🙏

29/09/2023

Shaydaan ayaa lawaydiiyay su'aalahan nacalad haku dhacdee..

1) Yaa kula fariista?
Wuxuu yiri qofka ribada cuna.

2 ) Yaa kula sxb ah?

Wuxuu yiri qofka sinaysta.

3 ) Yaa kula seexda?

Wuxu yiri qofka maan dooriyaha caba.

4 ) Yaa weeye martidaadu ?

Wuxuu yiri waa tuuga.

5) Yaa weeye rasuulkaagu ?

Wuxuu yiri waa sixiroolaha.

6 ) Yaa weeye kay indhahaagu ku qaboowsadaan ?

wuxuu yiri kan ku dhaar fura xaaskiisa
(Xila furaha)

7) Yaa weeye xabiibkaaga aad jeceshahay ?

wuxu yiri waa taariku salaadka jimcaha.

😎 Maxaa dhabarka kaa jabiya

wuxuu yiri dananka fardaha markay jihaadka ku jiraan

9) maxa jirkaaga tubaxiya ?

wuxu yiri ruuxa towbad keena

10) Maxa beerkaaga bisleeya?

Wuxu yiri astaqfaarta badan ee habeenkii iyo maalintii

11) Maxaa wajigaaga daboola (madoobeeya) ?

Wuxu yiri sadaqada sirta ah.

12) Maxa indhahaaga daboola?

wuxuu yiri salaada fajariga (salaad subaxa)

Walaal hakala bakhaylin inaad faafiso waayo qof ubaahan xogtan ayaad u fududeyneysaa insha Allah
qofkii faafiya alle danbigiisa ha dhaafo aamiin🤲🤲🤲🤲💯💯💯✍️✍️💓💓 ❤♥️|| *ᴀʟʟᴀᴀʜ ᴀʏᴀᴀɴ ᴋᴜɢᴜ ᴅʜʀsʜᴇ 30. ϙᴏғ ᴜ ᴅɪʀ* 😢👈🏿
Xigaasho boqorad ree cadaawe

27/08/2023

Bowdada markii aan ka jabay iyo boqonta taaggiisa
Raggii buurta dheer igala baxay beerka ka ogsooni

lixaad waa baraare haduu ii bogsaday xooggu

Oo biixiyaha Eebahay isugu kay beegay
Abaal bar ah ,abaal bur iyo dheeraad ah
Ninba kiisa kaan ugu badalin beerka ka ogsooni

31/07/2023

Adigu maxaad ku rafataaa

27/07/2023

Address

Mogadishu
AGNUTRITION

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed Yusuf maxamuud Nacje posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maxamed Yusuf maxamuud Nacje:

Share