TAYO Business Center

TAYO Business Center TBC

HAMBALYO DHAMAAN UMADA ISLAAMKA GAAR AHAAN UMADAN SOOMAALIYEED BILASHADA SANADKA CUSUB EE 1445 EE HIJRIGA ALLAH HANOOGA ...
19/07/2023

HAMBALYO DHAMAAN UMADA ISLAAMKA GAAR AHAAN UMADAN SOOMAALIYEED BILASHADA SANADKA CUSUB EE 1445 EE HIJRIGA ALLAH HANOOGA DHIGO SANAD NABAD IYO BARWAAQO AAMIIN.

Tayo business center
29/07/2022

Tayo business center

WAXAAN DHAMAAN ISLAAMKA GAAR AHAAN UMMADA SOOMAALIYEED UGU HAMBALIYEYNAYAA MUNAASABADA BILASHADA SANADKA CUSUB EE HIJRIG...
29/07/2022

WAXAAN DHAMAAN ISLAAMKA GAAR AHAAN UMMADA SOOMAALIYEED UGU HAMBALIYEYNAYAA MUNAASABADA BILASHADA SANADKA CUSUB EE HIJRIGA 1444 ALLAAH HANOOGA DHIGO SANAD NABAD IYO BARWAAQO

KUSOO DHAWAADA MACAAMIISHA SHARAFTA LEH DAWAARKA SARE EE TAYO WAXAAD KA HELEYSAA DHAR TAYO LEH QIIMO KU RAALI GALIYA WAX...
25/08/2021

KUSOO DHAWAADA MACAAMIISHA SHARAFTA LEH DAWAARKA SARE EE TAYO WAXAAD KA HELEYSAA DHAR TAYO LEH QIIMO KU RAALI GALIYA WAXAANA GACMO FURAN IDINKU SOO DHAWAYN DOONA MAAMULKA.KASOO GAAR MACMIIL INTA AAN LAGAA SOO HORMARIN

Ramadaan Mubaarak dhamaan macaamiisha sharafta leh ku soo dhawaada Dawaarka sare ee Tayo oo ku yaala Nasrudiin baar ubax...
25/04/2021

Ramadaan Mubaarak dhamaan macaamiisha sharafta leh ku soo dhawaada Dawaarka sare ee Tayo oo ku yaala Nasrudiin baar ubax wuxuu dhinac ku hayaa jaamada soomaaliya kasoo gaar inta aan buuga kaa buuxsamin

25/04/2021

RAMADAAN MUBAARAK KUSOO DHAWAADA MACAAMIISHA SHARAFTA LEH DAWAARKA SARE EE TAYO WAXAAD KA HELEYSAA DHAR TAYO LEH QIIMO KU RAALI GALIYA WAXAANA GACMO FURAN IDINKU SOO DHAWAYN DOONA MAAMULKA.KASOO GAAR MACMIIL INTA AAN LA GAARIN HABEENKA CIIDA.

Tayo Tailor, waxay kuu heysaa nooc (Design) waliba dharka aad ka rabto. Si aad u dalbato dooqaaga fadlan nagu soo booqoT...
29/05/2020

Tayo Tailor, waxay kuu heysaa nooc (Design) waliba dharka aad ka rabto.

Si aad u dalbato dooqaaga fadlan nagu soo booqo

TAYO TAILOR 1- oo ku yaala Baar-ubax, agagaarka Nasruddiin, waxay bidix ka heysaa Jaamacadda Soomaaliya.

TAYO TAILOR 2- oo ku yaala Taleex, agagaarka Masjidka Abdirasbid.

TAYO KA TOLO DHAR TAYO LEH.

TAYO Business Center waxay idiin heysaa Adeegyo kala duwan sida: *TAYO Clinical Center: oo bixineysa adeegyada     caafi...
20/04/2020

TAYO Business Center waxay idiin heysaa Adeegyo kala duwan sida:

*TAYO Clinical Center: oo bixineysa adeegyada caafimaadka guud iyo dawo intuba.
*TAYO Tailor: oo idiinku diyaar ah xirfadlayaal khibrad sare leh toliinka dharka Rag iyo Dumarba leh.
*TAYO Cosmetics Gifts and Sweets: oo aad ka heli kartid wax waliboo udug ah ee naftaada u baahan tahay, haddiyadaha noocyadooda kala duwan iyo waliba waxyaabaha macmacaanka ah.
*TAYO Barber: waa tima jare laguugu diyaariyay rag loo carbiyay qancinta macaamiisha doonaya qurxinta timahooda.

Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 01:00 - 23:00
Tuesday 01:00 - 23:00
Wednesday 01:00 - 23:00
Thursday 01:00 - 23:00
Saturday 01:00 - 23:00
Sunday 01:00 - 23:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TAYO Business Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share