Wakiil Traders

Wakiil Traders Our service: Investment, Education, Signals, Account Management

The CRESCENT FOR THE HOLY MONTH RAMADAN WAS SEENWakiil Traders Co Customers  We are happy to inform you that the crescen...
23/04/2020

The CRESCENT FOR THE HOLY MONTH RAMADAN WAS SEEN

Wakiil Traders Co Customers

We are happy to inform you that the crescent for the holy Month of Ramadan was sighted in many Muslim Countries. Accordingly, Friday, April 24, will the first day of Ramadan 2020.

Waxaan idiin la socodsiinaynaa in Bishii Barakeysnayd ee Ramadan Dhalatay- Bishana waxaa laga arkay dalal badan oo Muslim ah, Markale waxaan idiin leenahay SOON WANAAGSAN 2020.

WAKIIL TRADERS
MANAGEMENT

Somalia lost football legend Abdulkadir Mohamed Farah to Coronavirus. The legend died at a hospital in London where he w...
24/03/2020

Somalia lost football legend Abdulkadir Mohamed Farah to Coronavirus. The legend died at a hospital in London where he was admitted last week. Wakiil Traders Co sends condolence to his family, relatives and the entire Somali football family.

Assalamu Caleykum.Shirkada Wakiil Traders Co oo idiin leh Jimco wanaagsan
06/03/2020

Assalamu Caleykum.

Shirkada Wakiil Traders Co oo idiin leh Jimco wanaagsan

03/03/2020

ATTENTION ❗️❗️❗️

▪If you have been trading on your own and you are losing your investment regularly.

▪If you have been trading on your own and you are yet to make profit.

▪If you are into forex trading but don't have the time to trade on your own due to your regular day jobs

▪If you are new to forex trading and you would like a professional to trade on your behalf and help you make profit.

👨‍💻Contact admin for advice on what services to apply for. Terms and conditions apply.📲

Saadaali oo ku guuleyso abaal marin $100 (boqol doolar)Kulanka: Real Madrid vs Barcelona (El Clasico)Shuruudaha:1. Saada...
01/03/2020

Saadaali oo ku guuleyso abaal marin $100 (boqol doolar)

Kulanka: Real Madrid vs Barcelona (El Clasico)

Shuruudaha:

1. Saadaali Natiijada Cayaarta
2. Like Saar Page-ka (Wakiil Traders)
3. Share dheh

FG: Haddii Natiijada saxdo aadan like saarin Page-ka (Wakiil Traders) ama aadan Share dhihin lkn Natiijada saxdo. Abaal marinta ma heli doontid.

Saadaasha waxay ku egtahay saacad kahor kulanka caawa.

Nasiib wacan
Maamulka Shirkadda Wakiil Traders
Investment agent you can trust

OGEYSIIS:Shirkadda Wakiil Traders Co waxay abaal marin dhan $100 (Boqol doolar) ku bixin doontaa saadaalinta kullanka El...
01/03/2020

OGEYSIIS:

Shirkadda Wakiil Traders Co waxay abaal marin dhan $100 (Boqol doolar) ku bixin doontaa saadaalinta kullanka El Clasico ee u dhexeeya Real Madrid vs Barcelona.

FG: Saadaalinta waxay si toos ah u bilaaban doontaa 12:00 duhur-nimo dhanka geeska Afrika.

Maamulka Shirkadda Wakiil Traders
Investment agent you can trust.

Fadlan kusoo biir Channel-keena Telegram si aad u hesho Signals bilaash ah.👇
29/02/2020

Fadlan kusoo biir Channel-keena Telegram si aad u hesho Signals bilaash ah.👇

WARGELIN:Wakiil Traders Co. waxay ku wargalineysaa macaamiisheeda iyo shacabka Soomaaliyeed ee doonaya inay maalgashi sa...
27/02/2020

WARGELIN:

Wakiil Traders Co. waxay ku wargalineysaa macaamiisheeda iyo shacabka Soomaaliyeed ee doonaya inay maalgashi sameystaan in wareegii 3-aad ee is diiwaan galinta furantay 25 Febraayo 2020 ayna ku egtahay illaa 10-ka March 2020.
Fadlan nagala so xidhiidh wixii faah-faahin dheeraad ah:-

0612323725, 0615187220, 0616976651

MAHADSANIDIIN

Address

Afgoi Road, KM6, Jowhara Apartments, Hodan P. O Box 520
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252612323725

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wakiil Traders posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share