Peer Tech Solutions

Directions Website

Peer Tech Solutions Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Peer Tech Solutions, Business service, Banadir Karamel, Hodan District, Mogadishu.

15/09/2026

Ka Gudub Amni La’aanta β€” U Gudub Amni Casri ah.

Xalku waa Smart Door Lock oo kor u qaadaya amniga goobtaada. πŸ”

Location : Banadir, Qalabxoor Mall .
Number : 0614185555
Whatsapp : 0614185555

14/09/2026

Ma u baahan tahay meel habaysan oo aad ku rakibto qalabka shabakadda iyo server-rada?

Peer Tech Solutions (PTS) waxay kuu haysaa Network & Server Racks ku habboon xafiisyada, xarumaha IT-ga iyo xarumaha xogta.

βœ… Si habaysan ugu rakib qalabkaaga.
βœ… Dooro cabbirka ku habboon baahida ganacsigaaga.
βœ… U diyaargarow ballaarinta shabakaddaada.

πŸ“ Cabbirrada: 18U | 22U | 32U | 37U | 42U

πŸ“© Nala soo xiriir si aad u hesho faahfaahin iyo qiime:
πŸ“ž +252 614185555
βœ‰οΈ [email protected]
πŸ“ Degmada Hodan, Waddada Digfeer, Muqdisho.

Business service

Badbaadada dhismahaaga waa mudnaanta koowaad!Ku xooji badbaadada goobtaada Fire Alarm Control Panel-ka ay kuu soo bandhi...
13/09/2026

Badbaadada dhismahaaga waa mudnaanta koowaad!

Ku xooji badbaadada goobtaada Fire Alarm Control Panel-ka ay kuu soo bandhigayso Peer Tech Solutions (PTS).

Waa qaybta dhexe ee nidaamka digniinta dabka, kana caawisa la socodka digniinaha si tallaabo degdeg ah loo qaado marka khatar la dareemo.

Maamul dhisme, xafiis ama goob ganacsi? Nala soo xiriir si aad wax badan uga ogaato qalabkan.

πŸ“ž +252 614185555
πŸ“§ [email protected]
πŸ“ Degmada Hodan, Waddada Digfeer, Muqdisho.

12/09/2026

Hadda goobtu waa ammaan πŸ”.

Shirkadda PTS waxay kor u qaaday amniga goobtan, iyadoo ku rakibtay Walk-through si loo hubiyo qof kasta oo goobta soo galayo.

Xalku waa Walk-through Metal Detector βœ…

Ma la socotaa waxa ka dhacaya xafiiskaaga? La soco hawlaha xafiiskaaga, kuna xooji amniga kaamirooyinka CCTV!Peer Tech S...
12/09/2026

Ma la socotaa waxa ka dhacaya xafiiskaaga?

La soco hawlaha xafiiskaaga, kuna xooji amniga kaamirooyinka CCTV!

Peer Tech Solutions (PTS) waxay kuu diyaarisay adeeg rakibid buuxda oo kaamirooyinka CCTV ah, si aad ula socoto dhaqdhaqaaqa xafiiskaaga una hesho diiwaan muuqaal ah oo aad dib u eegto.

🏒 Xafiiskaaga u samee kormeer kaa caawiya ilaalinta hantidaada.

πŸ“© Fariin noo soo dir ama nala soo xiriir si aad u hesho faahfaahin iyo qiimeyn.

πŸ“ž +252 614185555
πŸ“§ [email protected]
πŸ“ Degmada Hodan, Waddada Digfeer, Muqdisho.

Jimco Mubaarak!Alle ha inaga aqbalo cibaadada iyo ducada, hana inagu gallado caafimaad, kheyr iyo barwaaqo. Jimco wanaag...
10/09/2026

Jimco Mubaarak!

Alle ha inaga aqbalo cibaadada iyo ducada, hana inagu gallado caafimaad, kheyr iyo barwaaqo. Jimco wanaagsan dhammaantiin.

Gurigaaga ama xafiiskaaga ku xiro Wi-Fi!Hel TP-Link TL-WR841N Wireless Router, oo leh xawaare Wi-Fi oo gaaraya ilaa 300M...
10/09/2026

Gurigaaga ama xafiiskaaga ku xiro Wi-Fi!

Hel TP-Link TL-WR841N Wireless Router, oo leh xawaare Wi-Fi oo gaaraya ilaa 300Mbps iyo dejin fudud.

βœ… Ku xiro taleefankaaga iyo laptop-kaaga.
βœ… La wadaag xiriirka internet-ka qoyskaaga ama shaqaalahaaga.
βœ… Si fudud u diyaari shabakaddaada Wi-Fi.

Qiimaha iyo dalabka, la xiriir Peer Tech Solutions:

πŸ“ž +252 614185555
πŸ“§ [email protected]
πŸ“ Degmada Hodan, Waddada Digfeer, Muqdisho.

CABINET LOCK – Amni Casri ah oo Lagu Kalsoonaan Karo!Ku ilaali armaajooyinkaaga Cabinet Lock casri ah oo kuu sahlaya gel...
06/09/2026

CABINET LOCK – Amni Casri ah oo Lagu Kalsoonaan Karo!
Ku ilaali armaajooyinkaaga Cabinet Lock casri ah oo kuu sahlaya gelitaan ammaan ah, fududna in la isticmaalo.
Waxa uu taageeraa:
πŸ”Ή Fingerprint Access
πŸ”Ή RFID Card Access
πŸ”Ή Password Access
πŸ”Ή Private Mode & Public Mode
Smart & Secure Access β€” Xalka ku habboon xafiisyada, hoteellada, goobaha ganacsiga iyo meelaha u baahan ilaalin dheeraad ah.
πŸ“ž Nala soo xiriir: +252 614185555
πŸ“§ [email protected]

INTERCOM OUTDOOR – Amni Casri ah & Gelitaan Smart ahKor u qaad amniga iyo maamulka gelitaanka gurigaaga, xafiiskaaga ama...
05/09/2026

INTERCOM OUTDOOR – Amni Casri ah & Gelitaan Smart ah
Kor u qaad amniga iyo maamulka gelitaanka gurigaaga, xafiiskaaga ama xaruntaada ganacsi adigoo adeegsanaya Intercom Outdoor oo leh teknoolojiyad casri ah.
βœ… Aqoonsiga Wajiga
βœ… PIN / Password
βœ… RFID Card Reader
βœ… Touchscreen Display
βœ… Dual Camera
βœ… Two-Way Audio / Intercom
βœ… TCP/IP Network Connection
βœ… Door Lock Control
βœ… Door Contact & Exit Button
βœ… Tamper Alarm
Intercom Outdoor wuxuu kuu sahlayaa inaad si ammaan ah oo casri ah u maamusho dadka soo galaya xaruntaada.
πŸ“ž Nala soo xiriir: +252 61 4185555
πŸ“§ [email protected]
πŸ“ Hodan District, Digfeer Road, Muqdisho – Soomaaliya
Peer Tech Solutions – Smart Access, Better Security.

waxan idiin rajaynaynaa Jimce barakaysan oo ay ka buuxdo nabad, caafimaad iyo kheyr.Ilaahay ha naga aqbalo ducada iyo ci...
03/09/2026

waxan idiin rajaynaynaa Jimce barakaysan oo ay ka buuxdo nabad, caafimaad iyo kheyr.
Ilaahay ha naga aqbalo ducada iyo cibaadada, hana inagu gallado naxariistiisa iyo barakadiisa. 🀲
Jumma Mubarak dhammaan Muslimiinta.
πŸ“ Muqdisho, Soomaaliya

Address

Banadir Karamel, Hodan District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 18:00
Tuesday 08:00 - 18:00
Wednesday 08:00 - 18:00
Thursday 08:00 - 18:00
Saturday 08:00 - 18:00
Sunday 08:00 - 18:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Peer Tech Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share