20/03/2026
๐ Hambalyo Ciidul Fidri Al-Mubaarak!
Maamulka iyo shaqaalaha shirkadda Netpower Solutions waxay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan macaamiishooda sharafta leh, ugu hambalyaynayaan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga.
Eebbe ha inaga aqbalo acmaashii suubbanayd ee aan soo qabannay bishii Ramadaan, sannadkan sannadkiisana ha nagu gaarsiiyo nabad, barwaaqo iyo horumar.