25/03/2023
Garowe waxaan kusoo dhoweynay duubabka Dhaqanka Isimadda Beelaha Hawiye iyo Digil iyo Mirifle, oo u socda nabadeynta Laascaanood.
Soo dhowaada Isimow dadkiinii iyo Dalkeenii.

1) Ugaas Maxamuud, Ugas Ali Ugas(Abgaal)
(2) Ugas Hassan Ugas Mohamed Ugas Nur(Cayr)
(3) Suldan Warsame Suldaan Ibraahim Suldaan Aliyow Ibrow ( Jiidow )
(4) Ugaas Abdirixmaan Ugaas Abdulahi Ugas Moxumad(Gaaljecel)
(5) Malaaq Maxamed Yacqub Sheekh Deeroow(Raxanweyn)
(6) Wabar Maxamed Wabar Axmed Wabar Axmed (Baadicadde)
(7) Tahliil Ugaas Maxamed Ugaas Nuur
(8) Hassan Maxamed Hassan
(9) Mohamed Ugas Hassan Ugaas Maxamed