ABUKATO PEST CONTROL

ABUKATO PEST CONTROL WhatsApp: 617788000

WAXAAN IIBINAA , , , , IYO DHIRTA CUNA, USOO DALBO QAAB DELIVERY AH.

14/04/2026

Sunta Cayayaanka Beeraha oo Dhan

09/04/2026

Cayayaanada Dhirta oo Dhan

19/03/2026

OO DHAN

27/02/2026

DISHA OO DHAN

25/02/2026

HOUSE-YADA IYO

25/02/2026
15/12/2025
15/12/2025

AB-JUNGLE

Mid ka mid ah nafaqooyinka ugu muhiimsan ee ay dhirta oo dhan u baahan tahay

AB-JUNGLE waa isku-dar gaar ah oo leh awood ka duwan nafaqooyinka kale ee dhirta. Waxay dib u soo nooleysaa geedaha qalalay balse jirriddu weli nooshahay, kuwa kori waayay, kuwa ubaxa daadiya ama aan miraha dhalin, kuwa midhaha yareeya ama qalqaloocda sida marooriyowga basasha ku dhaca, iyo kuwa aan u adkeysan karin abaaraha ama biyaha badan.

AB-JUNGLE waxay geedka ka dhigtaa mid cusub oo xoog leh, kordhisaa adkaysiga cudurrada, kana caawisaa inuu si fiican u nuugo nafaqooyinka, taasoo ka dhigaysa rajada dhirta lagu daalay daaweyntooda.

Waxaa kale oo la socda AB-ROCKET, oo ah nafaqooyin kaamil ah oo dhirta ka caawiya korriin degdeg ah iyo wax-soo-saar sare.

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ABUKATO PEST CONTROL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share