TTC Partners LLP

TTC Partners LLP TTC Partners is a leading accounting and audit
firm that offers innovative solutions to its
clients.

17/02/2026

Ramadan Mubarak

As the blessed month of Ramadan begins, we pray that it brings you and your family peace, blessings, and countless opportunities for spiritual growth. May this holy month strengthen our bonds and bring prosperity to your endeavors.
We are truly grateful for your trust and partnership.

مبروك عليكم الشهر الفضيل

15/02/2026

Your trusted partner in Digital Accounting & Business Growth.

Waxaan ku wargelinaynaa dhammaan macaamiisheena in shirkaddu ay si rasmi ah ugu guurtay goob cusub, iyadoo hadda ka howl...
10/02/2026

Waxaan ku wargelinaynaa dhammaan macaamiisheena in shirkaddu ay si rasmi ah ugu guurtay goob cusub, iyadoo hadda ka howl-gasha Jowhara Apartment, B5.
Adeegyadu way sii socdaan sida caadiga ah.
Mahadsanidiin.

Jumca Mubarak                      ゚
18/12/2025

Jumca Mubarak ゚

10/12/2025

TTC Partners – 29 sano oo hufnaan & hal-abuur!
Waxaan bixinnaa adeegyo xisaabaad, hantidhawr, talo-bixin iyo ERP systems oo lagu kalsoonaan karo.

Waxaan ka shaqaynaa ganacsiyada waaweyn, yaryar, hay’adaha dowliga ah & NGO-yada si aan u gaarsiino heerka xiga ee guusha.

Nala soo xiriir maanta 0610275557.

TTC Partners — Your trusted financial partner.

Work Smarter, Not Harder!​Ka shaqee meel kasta, wakhti kasta iyo  qalab kasta.​Get the freedom you need with secure and ...
04/12/2025

Work Smarter, Not Harder!

​Ka shaqee meel kasta, wakhti kasta iyo qalab kasta.

​Get the freedom you need with secure and reliable accounting solutions.

​​

🎓𝐍𝐢𝐝𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐌𝐀𝐑𝐓 𝐄𝐌𝐒 🎓TTC waxay idin diyaarisay 𝐒𝐌𝐀𝐑𝐓 𝐄𝐌𝐒_ nidaam casri ah oo fududeynaya shaqa...
02/07/2025

🎓𝐍𝐢𝐝𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐌𝐀𝐑𝐓 𝐄𝐌𝐒 🎓

TTC waxay idin diyaarisay 𝐒𝐌𝐀𝐑𝐓 𝐄𝐌𝐒_ nidaam casri ah oo fududeynaya shaqada Jaamacadaha, Iskuulada, iyo Macaahida, Sida:

📋 𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐥𝐮𝐮𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚
🗓️ 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐉𝐚𝐝𝐰𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐗𝐢𝐬𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚
📝 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐈𝐦𝐭𝐢𝐱𝐚𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 & 𝐍𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚
💰 𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐜𝐚𝐠𝐚𝐡𝐚
📊 𝐋𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐨𝐝𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐪𝐧𝐚𝐚𝐧𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 & 𝐈𝐦𝐚𝐚𝐧𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 (𝐀𝐭𝐭𝐞𝐧𝐝𝐚𝐧𝐜𝐞)
🏫 𝐃𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 & 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚
🌐 𝐍𝐢𝐝𝐚𝐚𝐦 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐱𝐢𝐫𝐚 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧
💻 𝐅𝐮𝐝𝐮𝐝𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄-𝐋𝐞𝐚𝐫𝐧𝐢𝐧𝐠

💡 Waxaan sidoo kale diyaar u nahay kor joogteynta iyo la socodka habsami u socodka nidaamka.

📞 𝐋𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫: +252 610275557 / +252 610275559
📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Digefer Road, Muqdisho.

𝐌𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐍𝐢𝐝𝐚𝐚𝐦 𝐂𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐊𝐮𝐮 𝐇𝐚𝐛𝐛𝐨𝐨𝐧 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚?Haddii aad leedahay 𝐢𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥, 𝐡𝐨𝐭𝐞𝐥, 𝐬𝐮𝐩𝐞𝐫𝐦𝐚𝐫𝐤𝐞𝐭, 𝐦𝐚𝐪𝐚𝐚𝐲𝐚𝐝, 𝐂𝐥𝐢...
29/06/2025

𝐌𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐍𝐢𝐝𝐚𝐚𝐦 𝐂𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐊𝐮𝐮 𝐇𝐚𝐛𝐛𝐨𝐨𝐧 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚?
Haddii aad leedahay 𝐢𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥, 𝐡𝐨𝐭𝐞𝐥, 𝐬𝐮𝐩𝐞𝐫𝐦𝐚𝐫𝐤𝐞𝐭, 𝐦𝐚𝐪𝐚𝐚𝐲𝐚𝐝, 𝐂𝐥𝐢𝐧𝐢𝐜, Iyo noocyo kale oo ganacsi ah, 𝐓𝐓𝐂 waxay kuu diyaarisay 𝐱𝐚𝐥𝐚𝐥 𝐄𝐑𝐏 𝐨𝐨 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡 oo si buuxda u daboolaya baahiyahaaga ganacsi.
Waxaan bixinaa nidaamyo si gaar ah loogu talagalay:

🏥 𝐇𝐨𝐬𝐩𝐢𝐭𝐚𝐥 & 𝐏𝐨𝐥𝐲𝐜𝐥𝐢𝐧𝐢𝐜 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭
🎓 𝐄𝐝𝐮𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐒𝐲𝐬𝐭𝐞𝐦 (𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐨 & 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐨)
🏨🍽 𝐇𝐨𝐭𝐞𝐥 & 𝐑𝐞𝐬𝐭𝐚𝐮𝐫𝐚𝐧𝐭 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭
⚙️ 𝐔𝐭𝐢𝐥𝐢𝐭𝐲 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐒𝐲𝐬𝐭𝐞𝐦
🛡️ 𝐈𝐧𝐬𝐮𝐫𝐚𝐧𝐜𝐞 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐚𝐧𝐢𝐞𝐬 𝐒𝐲𝐬𝐭𝐞𝐦
🛒 𝐑𝐞𝐭𝐚𝐢𝐥, 𝐒𝐮𝐩𝐞𝐫𝐦𝐚𝐫𝐤𝐞𝐭 & 𝐏𝐎𝐒 𝐒𝐲𝐬𝐭𝐞𝐦𝐬
🧺 𝐋𝐚𝐮𝐧𝐝𝐫𝐲 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭
🚚 𝐂𝐚𝐫𝐠𝐨 & 𝐋𝐨𝐠𝐢𝐬𝐭𝐢𝐜𝐬 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭
💊 𝐏𝐡𝐚𝐫𝐦𝐚𝐜𝐲 & 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐚𝐚𝐰𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚
✅ Nidaamyo Custom ah oo si gaar ah loogu dhisay baahidaada
Nagala soo xiriir si aad u hesho xal ku habboon ganacsigaaga:
📞 0610275557 / 0610275559
🌐 https://ttc-ea.com/
hashtag hashtag hashtag

𝐏𝐨𝐥𝐲𝐜𝐥𝐢𝐧𝐢𝐜𝐬 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐒𝐲𝐬𝐭𝐞𝐦 Waxaa kuu Diyaarinay System si fudud kaaga caawinaya maamulka xarumaha caafimaadka kala Du...
22/06/2025

𝐏𝐨𝐥𝐲𝐜𝐥𝐢𝐧𝐢𝐜𝐬 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐒𝐲𝐬𝐭𝐞𝐦

Waxaa kuu Diyaarinay System si fudud kaaga caawinaya maamulka xarumaha caafimaadka kala Duwan iyo pharmacieska.

𝐍𝐢𝐝𝐚𝐚𝐦𝐧𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐬𝐢 𝐟𝐮𝐝𝐮𝐝 𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚:

🗓️ Nidaaminta Balamaha (Appointments)
💰 Nidaaminta Bixinta lacagaha kala duwan (Cashier)
📁 Nidaaminta Diiwaanka Bukaanka (Patient Record)
👨‍⚕️ Nidaam u sahlaya dhaqaatirta qaabilaada bukaanada
🔬 Nidaam sahlaya Kormeerka Shaybaadhka & Tijaabooyinka
💊 Nidaam isku xiraya Daawada iyo Keydka
🔗 Nidaam fududeynaya wada shaqeynta iyo isku xirka faraco badan
✨ Iyo kuwa kale oo badan

Sidoo kale waxaa texgelinaynaa codsiga macaamilka anagoo u diyaarineyna nidaam ku haboon baahiyihiisa.

Nagala soo xiriir 𝟎𝟔𝟏𝟎𝟐𝟕𝟓𝟓𝟓𝟕 ama 𝟎𝟔𝟏𝟎𝟐𝟕𝟓𝟓𝟓𝟗

𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Degfeer road – Dhabarka danbe ee masjidka cabdullahi ciise
𝐖𝐞𝐛𝐬𝐢𝐭𝐞: ttc.ea.com

SMART POS waxaa idinkugu diyaarine nidaam ku haboon dhamaan noocyada kala duwan ee ganacsiyada sida :🛒 Supermarketska💊 P...
17/06/2025

SMART POS waxaa idinkugu diyaarine nidaam ku haboon dhamaan noocyada kala duwan ee ganacsiyada sida :

🛒 Supermarketska

💊 Pharmacy

💄 Cosmetics

🍽️ Restaurants

☕ Coffee Shops
Iyo dhamaan Gnacsiyada la midka ah.

SMART POS Waa nidaam barashadiisa aad u fududahay, kuuna dhaqaaleynaya waqti badan oo kaaga bixi lahaa maareynta gnacsigaaga. TTC partners ayaad ka heli doonta taageero joogta ah

Goobta: Degfeer road – Dhabarka danbe ee masjidka cabdullahi ciise
La xiriir: 0610275557 / 0610275559
Website: ttc.ea.com

Address

Banadir, Hodan District
Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TTC Partners LLP posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share