Caalam Insight

Caalam Insight Aalam insight hagaagsan halbeeg leh hibo eebe siiye
(1)

09/05/2026
Deg xeg Isbeddelkan cusub ee Hay’adda, ayaa si gaar ah waxa uu u saameeyay degmooyin dhowr ah oo muhiim u ah amniga Caas...
02/05/2026

Deg xeg Isbeddelkan cusub ee Hay’adda, ayaa si gaar ah waxa uu u saameeyay degmooyin dhowr ah oo muhiim u ah amniga Caasimadda Magaaladda Muqdisho sida, Shibis, Gubadley, Dharkenley Dayniile iyo Taliyaha Madaxtooyadda

Wasiirkii h**e ee Cadaalada KGS (john) ayaa wuxuu sheegey inuu saacadaha Soo Aadan ay geli doonaan magaalada Baydhabo Xa...
29/03/2026

Wasiirkii h**e ee Cadaalada KGS
(john) ayaa wuxuu sheegey inuu saacadaha
Soo Aadan ay geli doonaan magaalada Baydhabo Xabbadna aan bilaabi doonin
Ilaa ay ka Arkayaan qof soo weerara

War Deg-Deg Ah: Diiwaan-gelinta Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee MuqdishoWaxaa maanta si rasmi ah uga bilaabmay maga...
29/03/2026

War Deg-Deg Ah: Diiwaan-gelinta Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee Muqdisho
Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaabmay magaalada Muqdisho diiwaan-gelin cusub oo lagu samaynayo dhammaan saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan caasimadda.

Ujeeddada Diiwaan-gelintan ayaa qayb ka ah qorshe ballaaran oo lagu sugayo nidaamka iyo anshaxa ciidanka, iyadoo ujeeddadu tahay:

• In la helo xogta saxda ah ee saraakiisha ku sugan gobolka Banaadir.

• In laga hortago in xubnaha ciidanka ay ku biiraan ama la falgalaan dhaqdhaqaaqyada ka baxsan nidaamka dawladnimada, gaar ahaan kooxaha loogu yeero "Badbaado Qaran".

Diiwaan-gelinta ayaa hadda si habsami leh uga socota xarumaha loogu talagalay ee XDS

Wixii war ah kasoo kordha Waan idinla wadaagi doonaa.

Diinki sheekh xasan oo utartamayaKursiga Gudoomiyaha barlamanka Laftagareen ayaa wuxuu balanqaadeyInuu dhismaha Baarlama...
28/03/2026

Diinki sheekh xasan oo utartamaya
Kursiga Gudoomiyaha barlamanka
Laftagareen ayaa wuxuu balanqaadey
Inuu dhismaha Baarlamaanka
kgs kadhigi doono dhismo seddax dabaq ah

Waxaa dhaarintooda labilaabey Xildhibaan kusheegayada Lafatagaren Soo qortey Xaley Waxa meesha fadhiya Mohamed mursal, A...
28/03/2026

Waxaa dhaarintooda labilaabey Xildhibaan kusheegayada Lafatagaren Soo qortey
Xaley Waxa meesha fadhiya
Mohamed mursal, Aden Saransoor iyo
Hassan abdinur

Wararkii ugu dambeeyayMuran ka dhashay Musharax loo xiray Kursiga beesha HaraawWararka ka imaanaya ilo wareedyada ku dho...
28/03/2026

Wararkii ugu dambeeyay
Muran ka dhashay Musharax loo xiray Kursiga beesha Haraaw

Wararka ka imaanaya ilo wareedyada ku dhow xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa sheegaya in isbedel layaab leh lagu sameeyay liiska xildhibaanada loo qorsheeyay kuraasta qaarkood

Nuxurka Warka

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Zakariye Nuur Cali, oo ah wiil dhalinyaro ah (da'diisa lagu qiyaasay 19-20 sano), loo soo qortay mid ka mid ah kuraasta Baarlamaanka.
Zakariye ayaa la dhashay Wasiir ku-xigeenka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Koonfur Galbeed, Nasro Nuur Cali.

Xaqiiqooyinka muhiimka ah:

• Sababta isbedelka: Wasiirad Nasro Nuur Cali ayaa ka mid ahayd mas'uuliyiintii ay dowladda Federaalka ka hor isatagtey inay ka dhoofaan garoonka diyaaradaha ee Aadan Adde.
• Ujeeddada: Si looga fogaado in kursiga beesha cid kale ay ku guulaysato, waxaa la sheegay in Madaxweyne Laftagareen uu u qorsheeyay wiilkan dhalinyarada ah inuu siiyo kursigaas, isagoo metelaya walaashiis.

•Kursigan ayaa waxaa iska leh beesha Haraaw,
Familka wasiirad Nasro Nur Ali
waxaan la sheegay in xiriir dhow oo dhanka qoyska ah (ilmo habreed) uu ka dhexeeyo Madaxweyne Laftagareen

28/03/2026

Deg deg

Ciidamada xooga dalka oo kusii jeeda
Magalada baydhabo ee xaruunta
Mamulka KGS

Address

Km4
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caalam Insight posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share