21/08/2016
M . Barre : ASC Adeer
Axmed yarre : WCS adeer
M. Barre : Magacaa adeer
Axmed yare : wuxuu igu jawaabay axmed asagoo dhoola cadeynaya
M. Barre : ma jeceshay in aan ku sawiro ahmed
Axmed yaree : haa adeer , adeer sawirka qurux miyuu noqona ?
M. Barre : anagoo qoslaaya ayaan ku iri haa deer si fican ayaan kuu sawirayaa lkn maxaad kaligaa u fadhisaa meesha
Axmed yare : waxaan firsanaa walalahay oo badda ku jira ( waa kuwaas mar akeysaa )
M. Barre : adeer markii aad weynaato maxaa jeceshahay in aan noqoto ?
Axmed yarre : aniga waxaan rabaa in aan wado doon weyn oo taas ka weyn
M. barre : Masha allah , Axmed waa wiilkaas yar ku raxeysana xeebta liido asagoo farxadda jimcaha la qaadanaya walalihii oo ku jira badda sido kale jecel in uu noqdo kaptan markab ( waxaan rabaa in aan wado doon weyn)