Liban Aden Dhaay

Liban Aden Dhaay person blog

28/07/2024

Cajiib!

27/07/2024

"Hormari naftaada si aad ugaarto himiladaada"

29/06/2024
" Nin wiil fiican lahi ma tol yara""Nin rati fiican lahi ma geel yara""Nin naag fiican lahina ma nacfiyara" Waxaa laga h...
29/05/2024

" Nin wiil fiican lahi ma tol yara"
"Nin rati fiican lahi ma geel yara"
"Nin naag fiican lahina ma nacfiyara"

Waxaa laga hayaa Haji Mohamed Ahmed Liban

26/05/2024

"in principle, people are expected to obey the legal rules for voluntarily"

18/05/2024

Ma og tahay in haddii aad qaadato Lambarrada Jiilka Cusub ee 077, aad si bilaash ah ku heli doontid 2 GB oo internet ah, 100 daqiiqo oo wicitaan ah iyo 50 farriin-qoraaleed ah?

Qaado lambar furihiisu yahay 077 oo hel xirmooyinka aan ugu diyaarinnay Jiilka Cusub.


18/05/2024

Waanada iyo taladu qarsoodida ayay ku qurux badan yihiin. Haddaba dadka sharaftooda meel ha uga dhicin ee ku waani meel aysan dad kale idinla joogin.



18/05/2024
01/05/2024

"Shaqadeydii ugu horeysay Hormuud Telecom "

06/04/2024

Caa’isha Alle haka raalli noqdee ayaa Nabi Muxammad ﷺ waydiisay: Rasuulkii Alloow, maxaan ku duceystaa haddii aan haleelo habeenka Leylatul-Qadarka?

Nabigeenna naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaadaanee ayaa ugu jawaabay, waxaad dhahdaa: Allahayoow cafis-badane ayaad tahay, cafiskana waad jeceshahay ee i cafi.

Address

Howl_wadaag 12 Street
Mogadishu
252

Telephone

+252615393333

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liban Aden Dhaay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Liban Aden Dhaay:

Share