Higsi online

Higsi online Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Higsi online, Business service, Maka El Mukarama Street 1, Mogadishu.

27/01/2025

Madaxweynaha Somaliland iyo wafdigii la socday ee socdaalka ku joogay waddanka Imaraadka Carabta ayaa maanta kullamo la qaatay madax ka tirsan waddankaasi oo uu ka mid yahay madaxweyne ku-xigeenka waddankaasi ahna wasiirka madaxtooyada.

Sidoo kale wafdiga ayaa kullamo la qaatay hay’addaha horumarinta waddankaasi iyadoo kullamada lagu gorfeeyay mashaariic horumarineed oo la filayo in Imaraadka Carabtu ka fuliyo Somaliland.
Wafdiga ayaa sidoo kale la filayaa in ay la kulmaan madaxweynaha waddankaasi.

Xasan Galaydh.

Macmiil waxaan kuu keenay Printer EPSON oo tayo wanaagsan ( Wifi printer + Scan+ copy witj color)
21/09/2023

Macmiil waxaan kuu keenay Printer EPSON oo tayo wanaagsan ( Wifi printer + Scan+ copy witj color)

Macmiil waxaanu kuu keenay Boorsooyinkii xaragada gabdhaha oo aad u qurux badan oo leh tayo aad u fiican.Qiimuhu waa 22 ...
21/09/2023

Macmiil waxaanu kuu keenay Boorsooyinkii xaragada gabdhaha oo aad u qurux badan oo leh tayo aad u fiican.
Qiimuhu waa 22 dollar
Dalabkaaga waxaad ka heli kartaa meel kasta oo aad ka joogto Geeaka afrika ( Somaliland, Somalia, Ethiopia, Kenya iyo Djabouti)
Nagala sok xiriir
WhatsApp: 0634276834
Ama 0614479177

19/07/2023

Address

Maka El Mukarama Street 1
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Higsi online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Higsi online:

Share