02/01/2026
FURSAD SHAQO BANAAN:
Waxaa Banaan Seles and Marketing (9 boos) Waxyalaha lagaa rababana Waxaa kamid ah:
📌 Waa in aadan Camera ka Cabsanaynin.
📌 Waa in aad Ledahay Xirfada Iibinta iyo Suuqgaynta.
📌 Lixda Malin Waa in aad Janis Heli kartid.
📌 Waa in aad Tahay Qof GorGortami karo.
📌Dadka Cafimaadka Bartay ayaa Mudnanta 1AAD Leh.
FAAHFAAHIN:
🕔Shaqada Waa Full Time 6 maalin ah.
💬CV gaga o Cod ah ku so dir WhatsAppka 61 2328480