PowerStore Somalia

PowerStore Somalia Power Store: Your trusted source for clean, sustainable, and affordable energy solutions in Somalia.

Waxan dhamaan halkaan Hambalyo ugu direyna umada soomaaliyeed munaasabada 1da_luulyo midnimadii koonfur iyo waqooyi.    ...
01/07/2024

Waxan dhamaan halkaan Hambalyo ugu direyna umada soomaaliyeed munaasabada 1da_luulyo midnimadii koonfur iyo waqooyi.

Waxaan halkaan Hambalyo ugu direynaa  Guud ahaan  ummada Soomaaliyeed Xuska 26 June maalinta xoriyada gobolada waqooyi e...
26/06/2024

Waxaan halkaan Hambalyo ugu direynaa Guud ahaan ummada Soomaaliyeed Xuska 26 June maalinta xoriyada gobolada waqooyi ee Soomaaliya

🇸🇴♥️

Wuxu kaa caawinaaya helida koronto bilaa xafi ah adigo ka walwaleynin bixi lacag bil waliba walba kaalay qaadokaliyah bi...
24/06/2024

Wuxu kaa caawinaaya helida koronto bilaa xafi ah adigo ka walwaleynin bixi lacag bil waliba walba kaalay qaadokaliyah bixi bil waliba $1.4

hadaba haddii aad daneyneeso in aad hesho qalabkaan waxaad
nagala soo xiriiri kartaa +252 610405034 / +252 610204032



Ma ogtahay in shirkadda Maal Microfinance L.T.D ay kuu fududeysay helidasolarka SPARK STARTS oo aa isticmaali karto xili...
22/06/2024

Ma ogtahay in shirkadda Maal Microfinance L.T.D ay kuu fududeysay helidasolarka SPARK STARTS oo aa isticmaali karto xili walba kaalay qaadokaliyah bixi bil waliba $1.4

hadaba haddii aad daneyneeso in aad hesho qalabkaan waxaad
nagala soo xiriiri kartaa +252 610405034 / +252 610204032



Ciid wanaagsan.
15/06/2024

Ciid wanaagsan.

Inaad koronto hesho waa guulee oo kaalay aan kuu rumeyne.Bishi bixi $1.4 waxa kuu fududeeyay Maal Microfinance L.T.Dhada...
11/06/2024

Inaad koronto hesho waa guulee oo kaalay aan kuu rumeyne.
Bishi bixi $1.4 waxa kuu fududeeyay Maal Microfinance L.T.D

hadaba haddii aad daneyneeso in aad hesho qalabkaan waxaad nagala soo xiriiri kartaa +252 610405034 / +252 619204032



Kabax mugdiga oo qaado qalabkeena cadceeda ku shaqeeya ee SPARK START.hadaba haddii aad daneyneeso in aad hesho qalabkaa...
09/06/2024

Kabax mugdiga oo qaado qalabkeena cadceeda ku shaqeeya ee SPARK START.
hadaba haddii aad daneyneeso in aad hesho qalabkaan waxaad nagala soo xiriiri kartaa +252 610405034 / +252 619204032



Waxaan shalay ka qeyb galnay maalinkii 1aad ee shir weynaha Somali Business and Health Expo 2024 oo ah shir weyne sanadl...
04/06/2024

Waxaan shalay ka qeyb galnay maalinkii 1aad ee shir weynaha Somali Business and Health Expo 2024 oo ah shir weyne sanadle ah.

Shirkaani oo ah markii ugu horeysay ee aan ka qeybgalnay ayaa waxaan kusoo bandhignay qalabkeena Spart Start. Waxaan sidoo kale sameynay qiimo dhimisyo balaaran.

Maanta oo ah maalinkii 2aad ee shirka ayaana waxaan qeyb ka nahay shirweynahya ganacsiga iyo caafimaadka.

Hadaba nagala soo qeyb galay oo ka faaideyso qiimo dhimisyada baalan ee aan sameyneeno.

Jimco Wanaagsan.
24/05/2024

Jimco Wanaagsan.

Spark Start waa qalab Solar oo loogu tala galay dadka aan heli karin koronto ama wali eysan soo gaarin sida, dadka ku no...
21/05/2024

Spark Start waa qalab Solar oo loogu tala galay dadka aan heli karin koronto ama wali eysan soo gaarin sida, dadka ku nool meelaha baadiyaha ah, waxaana dalka idiin keentay shirkadda Power Store.

Address

Waberi Road
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when PowerStore Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share