Xogta media

Xogta media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xogta media, Waabari, Mogadishu.

Xogta Media TV (XM) Waa Madal Warbaahineed oo Madax Bannaan oo Dhexdhexaad ah, lehna Joogitaan Dijitaal oo Xooggan 📺🎤
Xogta Media TV (XM) is an Independent and Neutral Platform Media with a Strong Digital Presence

26/05/2025

Ra.iisul wasaarihii h**e dalka Mohamed Hussein rooble iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maantay dalka dib ugu soo laabtay Mohamed husien rooble ayaa imaanshihiisu wuxuu salka ku hayaa ka qayb halka shir wayne mucaaradka uga furmaya maalinta arbacada ah magaalada Mugdisho ku biirista mucaaradka ee Mohamed Hussein rooble ayaa la yaab ku noqotay dad badan oo ka fiirinayay dhanka Xasan Shiekh balse waxaa muuqata inuu is badal ku yimid saaxiib timadii labada nin isha ayaa lagu wada hayaa waxa kasoo bixi doona shirkaan iyo tilaabooyinka ay qaado dawlada madaxwayne Hassan sheikh kala soco wixii kusoo kordha siyaasada Somalia

warka oo faah faahsan kala soco

https://youtu.be/e7pBb2Ta3jo?si=sdGNga-CzvqFxark

22/05/2025

Abdikarim Hussein Guled oo warqad furan u diray madaxwayne Hassan Sheikh mohamud

21/05/2025

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya AMP.Ahmed Moallim Fiqi oo maantay shir jaraa’id ku qabtay xafiis kiisa Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sheegay in howl-galada ka dhanka ah Maleeshiyadda khawaarijta uu waji cusub galay Sidoo kale Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay Howl-galaddii ugu dambeeyay ee ka dhacay Gobaladda dalka gaar ahaan gobalada Shabeellaha hoose Jubadda hoose, Shabeellaha Dhexe iyo HiiraanDhanka kale, Wasiirka Gaashaandhigga, ayaa markii ugu horreysay sheegay in degmadda Aadan Yabaal ee dhacda Waqooyi bari ee Gobalka Shabeellaha Dhexe kaabiga lagu hayo loona jiro wax ka yar 2-KM Warbaahinta Xogta Media kala soco warar xaqiiq ah Ka dhigo Wehel kaaga mar walba iyo meel kasta oo aad joogto wararka Soomaaliya iyo kuwa caalamka

16/05/2025

Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud ayaa weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta mucaaradka ah madaxwayne Hassan ayaa ku tilmaamay siyaasiyiinta kasoo hor jeeda kuwa faaruq ah oo tuul koodo waxba ku jirin hadal kaan ayaa u muuqda inui ula jeedo tar tan ilama gali kartaane si fiican isku soo dhisa mucaaradku wali k**a jawaabin hadalka kasoo yeeray Madaxwayne Hassan balse waxaa la filayaa inay ka jawaabaan maal maha soo socda ra.yigaaga hoos noogu reeb

Qodbada madaxwaynaha oo dhamaystiran kala soco

https://youtu.be/osINFJgWris?si=Zk4lPK-LjUlNVq8K

09/05/2025

Wararka caawa

06/05/2025

Wararka Caalamka

02/05/2025

Wararka dunida

29/04/2025

Address

Waabari
Mogadishu
09010

Telephone

+252619111192

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogta media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xogta media:

Share