Fududeeye

Fududeeye ku soo dhawoow fududeeye macmiil waxaan kuu Haynaa dhulal iib ah iyo Guryo iib ah iyo kuwo kiro ah

Waa mooto sheelare ah oo shaqadaada iyo meelwalba Aad ku Aadi kartid waa cusayb xigeeb   waa $700 dollar
25/06/2024

Waa mooto sheelare ah oo shaqadaada iyo meelwalba Aad ku Aadi kartid waa cusayb xigeeb waa $700 dollar

27/05/2024

maqaayad iib ah waliba si Casri ah loo qalabeeyay
Nagala so xariir:0612 84 03 12

Ps4 slim 500gb3 gacan oo nadiifFifa 2022 -fifa 2021 -last of us 1Lacagta:$285 Nagala soo xariir 0612 84 03 12
26/05/2024

Ps4 slim 500gb
3 gacan oo nadiif
Fifa 2022 -fifa 2021 -last of us 1
Lacagta:$285
Nagala soo xariir 0612 84 03 12

Macmiil mahaysaa guri kiro ah ama dhul iib ah 0612840312
25/04/2024

Macmiil mahaysaa guri kiro ah ama dhul iib ah 0612840312

Jiif Celis ah Qiima macquul ah   Kaxda Cali,goley   $220    0617370325
23/04/2024

Jiif Celis ah Qiima macquul ah
Kaxda Cali,goley
$220

0617370325

18/08/2023

Macmiil waxaan kuu haynaa Qasaalad Cusayb ah 7.5kg $155
Fadlan nagala soo xariir 0612 84 03 12

ku soo dhawoow fududeeye macmiil waxaan kuu Haynaa dhulal iib ah iyo Guryo iib ah iyo kuwo kiro ah

Macmiil ma ubaahan tahay in Alaabtaada ama dhulkaaga ama Gawaarida laguu beec geeyo fadlan nagala soo xariir 0612840312
18/08/2023

Macmiil ma ubaahan tahay in Alaabtaada ama dhulkaaga ama Gawaarida laguu beec geeyo fadlan nagala soo xariir 0612840312

● macaamiisheena sharafta leh waxan idin hayna● filo cusub oo iib ah waxay ku taal muqdisho● gaar ahaan dagmada dharkayn...
16/08/2023

● macaamiisheena sharafta leh waxan idin hayna

● filo cusub oo iib ah waxay ku taal muqdisho

● gaar ahaan dagmada dharkaynlay laamiga booska 53 waayo

● waxa ay ka kooban tahay 5 qol 2 suuuli iyo jiko

● waa bari ujeed

● cabirkeeda waa 10x20m

● sharcigeeda waa siyaad bare

● qaymaheeda waa $55,000 kun

● wixii faah faahin ah nagala soo xariir

0612 84 03 12

● macaamiisheena sharafta leh waxan idin hayna● 2 boos oo iib ah waxay ku yaalaan lafoole● waa 2 jidle iyo sugunto● meel...
16/08/2023

● macaamiisheena sharafta leh waxan idin hayna

● 2 boos oo iib ah waxay ku yaalaan lafoole

● waa 2 jidle iyo sugunto

● meel deegaan ah ayay ku yaalaan oo koronto iyo biyo Leh

● cabirka waa 15x20 m

● sharciga waa fadaraal

● qaymaha waa $5,000 2 boosba

● wixii faah faahin ah nagala soo xariir
61 2840312

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard!Hăăjî Hăăšăň Gâlbêytê, Cabdiraxman Suugaani
16/08/2023

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard!

Hăăjî Hăăšăň Gâlbêytê, Cabdiraxman Suugaani

Address

Taleh
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fududeeye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share